Ahmed maxamed waa 14 jir Muslim ah oo ka soo jeeda dalka Suudaan ku dhaqan Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka isla markaasina dhigayey dugsi sare ku yaala gobolkaasi, booliska ayaa xabsiga u taxaabay ka dibkii saacad guriga uu ku soo sameeyey isla markaasina dugsiga keenay ka dibna tusay magacinkiisi engineerinka kaasi oo aad ula dhacay maskaxda iyo wax Alifka Ahmed ka dibna kula taliyey in aanu magacin dambe tusin .
ka dib xiisadii luuqada ingiriiska oo gabadh macalinmad ahi ugu jirtay fasal uu ka mid ahaa Ahmed Maxamed ayaa waxa dhacday in saacadiisii guri sameynku (homeclock) ay ku qaylido ka dibna macalimadu soo saarto oo ay aragto isla markaasina moodo bomb.
Wareysigani oo xiiso leh ka daawo halkan :
Awdalpress
Rag is Baray
The post Teleshinka Aljazeera Oo Wareysi La Yeeshay Ahmed Maxamed Oo Noqoday Wiilkii Ugu Hadal Haynta Badnaa Dunida Todobaadkii Hore appeared first on Awdalpress.com.