Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qiimaha hooyadu leedahay iyo wakhtiga xaadirka ah

$
0
0

Bandhiga_Asbuuca_hooyo-620x330
Waxaanu Halkan iidiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Sheekh Maxamed Idiris oo laba daqiiqo ku sharaxaya Waalidka Gaar ahaan Hooyada, Waxaana sidoo kale shiikhu uu ka hadlayaa dhalinyaro ka hortimaada waalidka.
Sheekha ayaa sharaxaya Fursada wayn ee ku aadan waalidka oo la Adeeco (la maqlo) Islamarkaana wuxuu Tusaale usoo qaadanayaa Dhalinyaro aan ogolayn inay Hooyadood meel geeyaan, halka ay diyaar u yihiin inay dadka Saaxiibadood ah waqti badan la qaataan

Awdalpress.com
Rag Is Baray

The post Qiimaha hooyadu leedahay iyo wakhtiga xaadirka ah appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles