Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Ee G/Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamulka iyo Xildhibanada Degmaada Boorama

$
0
0

gudiBoorama(Awdalpress ) gudida  ilaalinta iyo dabagalka hantida ee golaha wakiilada Somaliland oo kormeer shaqo ku jooga magaalada Booorama ayaa kulan la qaatay maamulka iyo xildhibaanada degmada Boorama .

gudoomiyaha gudidaasi xildhibaan Maxamaed xiris cali ayaa sheegay in golaha deegaanada degmada Boorama uu ku guul daraystay in uu fadhiisto kalfadhiyadii sharcigu waajibiyey isla markaasina sharcigu dhigayo in la kala diro , sidoo kale xidhibaan maxamed waxaa uu hoosta ka xariiqay in mashaariicdii loogu talagalay degmada sanadkani lagu jira aanay sidii loogu tala galay u fulin taasi oo ka dhigay maamulka iyo xildhibaanada degmada Boorama kuwa ugu liitada degmooyink Somaliland.

Halkan Ka Daawo :

The post Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Ee G/Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamulka iyo Xildhibanada Degmaada Boorama appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles