Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaayo weerar ismiidaamin ah oo goor dhow ka...

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee goor dhow lagu qaaday Hoteel SYL ee Magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa la sheegayaa in lagu fuliyay gaari Qooqan ah kaasi oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay ujeeda safarka iyo dareenka ku...

Daawo Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay ujeeda safarka iyo dareenka ku xiiran reer awdal salal iyo gebiley Awdalpress.com Rag Is Baray The post Daawo Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay ujeeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Run la sheegay Been ma gaadho Wasiirka Wasaaradda Warfaafint

HARGAYSA(Awdalpress.com) ..Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Fanaanad Caan ah oo shaacisay inay qaadatay Diinta Islaamka

Janet Jakson oo ah Fanaanad caan u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay qaadatay Diinta Islaamka. Janet Jakson oo ah 49-jir ayaa saaxiib la noqotay milyaneer u dhashay dalkaasi Qatar kaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah Faahino kasoo baxaya Weerarkii Ismiidaaminta ee ka dhacay afaafka hore...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ismiidaamin gaari loo adeegsaday oo Maqribnimadii caawa ka dhacay bar koontarool oo laga galo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Weerarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warbixinta Telefishanka Al-Jazeera uu ka diyaariyay dagaalka Dawladda...

Daawo Warbixinta Telefishanka Al-Jazeera uu ka diyaariyay dagaalka Dawladda Puntland ay kula jirto Shabaab. Wariyaha talefishinka Aljaseeera Maxamed Adow ayaa warbixin ka sameeyay deegaanka Galgala ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin waxay aad uga wanaagsnayd Xukuumada Siiraayo...

Aan ku bilaabo, Magagaca illaahayga weyn ee naxriista,naxariista guud iyo tan gaarka ahba. Aan soo dhaweysto qalinka iyo dawaadda bal aan isku dayo in yar inaan wax ka idhaahdoqayladan daalluuntay ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo la muddeeyay Iyo loollanka...

Hargaysa:(Awdalpress.com)-Waxa goor dhaweyd lagu soo gaba gabeeyay Qasiriga Madaxtooyada Somaliland Shir Jaraa’id oo lagu shaacinayay Xilliga la qabanayo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkay Ku Dambeeyeen Masuuliyiintii Xukuumada Kaga Jiray Deegaanada...

FAALO: Masuuliyiinta xukuumada kaga jira bulshada  degtaa Bariga Boorama,Baki,Dilla iyo Magaalo-Cad ayaa noqotay masuuliyiint ugu waxqabadka yaraa  ee Soo Mara Deegaanadaaasi. Masuuliyintani ayaa inta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dgaalkii Lascaanood iyo Askar ku geeriyootay

Laascaanood(Awdalpress.com— Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka baxsaday maxabiis iyo ciidaankii ilaalada ahaa ee ku sugnaa xabsiga. Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka tirsan warbaahinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Ee G/Wakiilada Somaliland Oo Kulan La...

Boorama(Awdalpress ) gudida  ilaalinta iyo dabagalka hantida ee golaha wakiilada Somaliland oo kormeer shaqo ku jooga magaalada Booorama ayaa kulan la qaatay maamulka iyo xildhibaanada degmada Boorama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Xildhibaan Maxamed Xirsi Oo Sheegay Cida Sharciga ku Joogtay Ciro iyo...

Boorama (Awdalpress) xildhibaan maxamed xirsi cali oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa iftiimiyey cida sharciga ku joogtay shir gudoonkii golaha wakiilada ee gacmaha iskula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Fanaaniintii Xigaha Geeska oo Ka xuub siibtay maamulka S/land, Kana...

Muqdisho (Awdalpress.com)– Qaar ka mid ah Fananiinta Xidigaha Geeska Africa oo kala ah Cabadiraxman Caydiid “Oday”, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi Queen iyo Nimcaan Hilaac ayaa maanta soo gaaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku xigeenka khaatumo oo sheegay in Howl-galkii Laascaanood ay Qayb...

Maxaabiistii ugu badnayd ayaa saaka hiirtii hore ka baxsaday jeelka wayn ee magaalada Laascaanood, Tirada guud ee la sheegay ayaa ah 22 qof oo isugu jira 16 saaka baxsaday, iyo lix ruux oo xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Kulan Dhexmaray Royal TV Badhan & Guddoomiyaha Jaamacadda Makhir...

Daawo Kulan Dhexmaray Royal TV Badhan & Guddoomiyaha Jaamacadda Makhir University C/raxmaan Jaamac Cali (Caddaanni) Awdalpress.com By Muuye The post Daawo Kulan Dhexmaray Royal TV Badhan &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saadaasha Shabakadda: Madaxweynaha mustaqbalka ee Somaliland ma Abdirahman...

Saddexda muwaaddinba waxa ay xaq u leeyihiin in ay dalka hoggaamiyaan haddii ay shacabku doortaan. Laakiin doorashada ka hor waxa mid walba hor yaalla xisaab aad u adag oo la rabo in aanay shaqadadeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cisa Xaji Cabdulle oo goobjoog u ahaa isbuurashadii Xajka

Cisa Xaji Cabdulle oo goobjoog u ahaa isbuurashadii Xajka Cisa waxa uu la xajinayaan waalidkiisa, laakiin waxa uu sheegay in Alle uu ka badbaadiyay dhacdadaasi. Axmed Xaji Xasan ayuu uga warramay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo- Madax Khaatumo Colaada, Shuruuda wada hadalka Siilaanyo, colaada...

Inta badan dawladda Khaatumo oo ay ugu horeeyaan sadexda mas’uul ee ugu sareeya ayaa boqolaal shacab reer Balicad ee Khaatumo kula ciidey magaladaasi, waxana halkaas sidoo kale joogey golaha sare ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nimcaan Hilaac iyo Hamda Queen oo hada ruxay magaalada muqdisho live

Nimcaan Hilaac iyo Hamda Queen oo hada ruxay magaalada muqdisho live Awdalpress.com By Muuye The post Nimcaan Hilaac iyo Hamda Queen oo hada ruxay magaalada muqdisho live appeared first on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Magaalada Hargeysa oo ka daran faransiiska tumashada ka dhacda...

Daawo: Magaalada Hargeysa oo ka daran faransiiska tumashada ka dhacda habeenkii iyo culimada ugu waa weyne Hargeysa oo ka hadashay Awdalpress.com Rag Is Barey The post Daawo: Magaalada Hargeysa oo ka...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live