Daawo: Dawlada mareykanka oo ka cabsi qabta Shiinaha iyo dhoolatus Milatari...
Daawo: Dawlada mareykanka oo ka cabsi qabta Shiinaha iyo dhoolatus Milatari Iyo Hub Culus Oo Ay Soo Bandhigeen Ciidanka Difaaca Qaranka Ee Dalka Shiinaha+Noocyadda Hubka Ay Bandhigeen Awdalpress.com...
View ArticleDeegaanka soomaalida ethiopia wuxuu ku horumaray ee uu maamul toosan ku...
Deegaanka soomaalida ethiopia wuxuu ku horumaray ee uu maamul toosan ku yeeshay waa nabada iyo kala dambeynta Hanaanka koboca iyo isbadalka dhaqaalaha Isna muxuu ka yiri Abwaanka Abwaanku dhalay Abdi...
View ArticleMuuqaal sir ah oo ay noo soo direen akhristayaasha sida tooska ah ugu xidhan...
Muuqaal sir ah oo ay noo soo direen akhristayaasha sida tooska ah ugu xidhan Shabakada Awdalpress.com iyo siday wax u dheceen Awdalpress.com Rag Is Barey The post Muuqaal sir ah oo ay noo soo direen...
View ArticleCarruurta aan guurka ku dhalan
Sida qaabka dhalmada isu badashay, ayey tiro dhawaan soo baxday muujineysay in Scotland iyo waqooyiga UK, ay ka mid noqdeen tirada gobolada qoysaskii rasmig ahaa ay hoos u dhaceen. Warbaahinta UK ayaa...
View ArticleWar Deg Deg ah: Wariye Maxamed Soofadhiiste oo Lasheegay Inuu Cuntada ka soomay
Berbera(Awdalpress.com)– Wariye Maxamed Cabdilaahi Soofadhiste oo Habeenkii xalay lagu xidhay Salidhiga Dekadda Magaalada Berbera ayaa maanta loo gudbiyey salidhigga dhexe Berbera halkaas oo wariyaha...
View ArticleHaddii maamul xumada iyo caddaalad darridu ku sii socoto shacabka...
Canada:(Awdalpress.com)- Dalkeennu wuxuu leeyahay xoolo-nool, macdan, kheyraad dabiiciya, Bad weyn kalluunku ceegaago, iyo dhul beereed. Haddana dadkeenu ma badna. Innaga oo intaas oo dhan leh baa...
View ArticleXogta Shabakadda: Beesha Jibril Yoonis oo heshiis u socdo Badhasaabka Awdal...
Guud ahaanba waxa Somaliland ka jira tartan siyaasadeed oo beeluha u dhexeeya. Laga soo bilaabo bari illaa galbeedna waxa ay sheekada siyaasaddu ku soo ururtay reer hebel iyo reer hebel oo isku koox ah...
View ArticleAmiir ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga oo lagu xidhay dalka Maraykanka, Maxay...
Awdalpress – Los Angels – Amiir ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu xidhay magaalada Los Angels ee dalka Maraykanka, waxaana amiirkan lagu soo eedeeyay in uu jidh dil iyo dhibaatooyin kale u...
View ArticleHub uu Marayku siiyey Fallaago ka dagaallanta dalka Suuriya oo gacanta u...
Awdalpress – London – Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanku tababaray ayaa qaar ka mid ahi qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad xiriir la leh Al-Qaacida. Waaxda...
View ArticleAfhayeenkii Aqalka Hoose Ee Maraykanka John Boehner Oo Iscasiley iyo sobobta...
Washington(Awdalpress.com) Afhayeenka aqalka hoose ee Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga John Boehner ayaa shaaca ka qaaday inuu xilka iska casili doono dabayaaqada bisha October ee oo soo socota,...
View ArticleMadaxweyne Ahmed Siilaanyo oo ka qayb geli doona shirka Jamciyadda Quruumaha...
NEW York(Awdalpress)–Saaka waxa Aden Cade Airport Muqdishu Ka amababaxay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohmoud oo Ku Wajahan Shirka NewYork, UN-Golaha Amaanka (UNSC) Isniinta 28-ka September 2015 uga furmi...
View ArticleDaawo Video: Dhalinyaro ka badbaaday Xasuuqii oo ka waramaya wixii dhacay
Labo dhalinyaro ah oo ka badbaaday xasuuqii ka dhacay xeeb ku taal dalka Liibiya, ayaa lagu waraystay xero ay ku jiraan qaxootiga doonya inay ka sii tahriibaan dalka Liibiya. dhalinyaradani la...
View ArticleDaawo: Al-Shabaab oo soo bandhigtay Film ay ka duubeen xasuuqii LEEGO ee...
Muqdisho (Awdalpress.com) Garabka warbaahinta AL-Shabaab ayaa soo bandhigay Film muuqaal ah oo laga soo duubay weerarkii xerada ciidamada Burundi ee deegaanka Leego, kaasoo ay ku dileen in ka badan 50...
View ArticleSnowden: Osama Bin Laden waa noolyahay wuxuuna ku noolyahay Mareeykanka
Sheekada ku saabsan hogaamiyihii hore ee ururka Alqacida Usama Bin Laden, ayaa u muuqata mid wali uu mugdi ku jiro iyadoo doowlada Mareeykanka ay sanado kahor sheegtay ineey dishay. Edward Snowden oo...
View ArticleDaawo: wixii soomaaliland kala shirtay ethiopia oo cadaadey
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Fariin kooban oo wariye Cabdimaalig uu sameeyay magaalada Burco, Taasi oo uu ugu magac daray , Xanta aan la xusin, xabshi xabaashay xurmadeenii. Wuxuu...
View ArticleWar Deg Deg Ah: Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Afar Ka Tirsan Kooxda...
Hargaysa:(Awdalpress.com)-Warar hadda soo gaadhaya Xafiiska Shabakadda Wararka Awdalpress ee Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegaya in qaar ka tirsan Kooxda Fanka caanka ku ah ee Xidigaha Geeska maanta...
View ArticleWar Deg Deg Ah: Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Baashe Maxamed Faarax Oo...
Hargaysa:(Awdalpress.com)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Ku-XIgeenkiisa Baashe Maxamed Faarax,ayaa si rasmi ah isu-saamaxay Shacabka iYo...
View ArticleGuddoomiyaha Xiddigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fannaaniintii maddaarka Hargeysa...
Hargeysa (Awdalpress) guddoomiyaha xiddigaha geeska abwaan Xasan Dhuxul ayaa ka hadlay xadhigga lagula kacay afar ka mid ah fannaaniinta xiddigaha geeska oo muqdisho ka soo laabtay isla markaasina...
View ArticleMaakhir state iyo khaatumo state waa inay midoobaan sida ay somaliland iyo...
Maakhir state iyo khaatumo state waa inay midoobaan sida ay somaliland iyo puntalnd u midoobeen Sida aad ka war haysaan waxaa soconaya abaabul xoogan oo ku aadan sidiii labada maamul maakhir state iyo...
View ArticleMadaxda Somalia oo gaadhey New York+Ujeedada safarkiisa+Kulamo u qorsheysan...
Madaxda Somalia oo gaadhey New York+Ujeedada safarkiisa+Kulamo u qorsheysan inuu ka qeyb gelo+Sawirro New-york-(Awdalpress.com)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...
View Article