Hargeysa (Awdalpress) guddoomiyaha xiddigaha geeska abwaan Xasan Dhuxul ayaa ka hadlay xadhigga lagula kacay afar ka mid ah fannaaniinta xiddigaha geeska oo muqdisho ka soo laabtay isla markaasina waxaa uu beeniyey hadalkii ka soo yeedhay Wasiir ku xigeenka Amniga somaliland
Halkan Ka Daawo
The post Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fannaaniintii maddaarka Hargeysa ay hay’adaha ammaanka Somaliland ka soo qabteen, waxanu beeniyey hadalkii W/Ku Xigeenka Amniga Somaliland appeared first on Awdalpress.com.