Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Ahmed Siilaanyo oo ka qayb geli doona shirka Jamciyadda Quruumaha oo ka dhici doona New York.

$
0
0

silanyo-xasan-300x158
NEW York(Awdalpress)–Saaka waxa Aden Cade Airport Muqdishu Ka amababaxay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohmoud oo Ku Wajahan Shirka NewYork, UN-Golaha Amaanka (UNSC) Isniinta 28-ka September 2015 uga furmi doona maamul goboleedyada Soomaaliyeed.

Sidoo kale maalinta berri waxa sida la filayo isna waxa Egal Airport Hargeisa ka amba bixi doona Madaxweyne Siilaanyo isaga oo Shirkaasi ka qayb geli doona.

Dhinaca kale waxa saxaafadaha Somaliland ay sheegeen in Madaxweyne Siilaanyo Beri Axada ka soo kicitami doono Hargaisa, Maalmana uu ku hakan doono Dubai, kadibna uu u kicitami doono waddanka Ingiriiska iyo Ireland.

Shirku waxa uu maalinta Isniinta 28ka September ka furmi doonaa New York oo xarun u ah Jamciyadda Qarammada Midoobay.
Awdalpress.com
Rag Is Barey

The post Madaxweyne Ahmed Siilaanyo oo ka qayb geli doona shirka Jamciyadda Quruumaha oo ka dhici doona New York. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles