Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxda Somalia oo gaadhey New York+Ujeedada safarkiisa+Kulamo u qorsheysan inuu ka qeyb gelo+Sawirro

$
0

New-york-(Awdalpress.com)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoona ka qeyb-galaya shirweynaha 70-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Shirka golaha guud ka sokow, waxaa madaxweynaha uu ka qeybgeli doonaa kulamo kale oo gaar ah iyo kulamo uu la qaadan doono madaxda caalamka.
Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno sare oo ka tirsan dowladda federaalka ka tirsan.

Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.

xasanny5
Daud Aweis

Afhayeenka Madaxtooyada

The post Madaxda Somalia oo gaadhey New York+Ujeedada safarkiisa+Kulamo u qorsheysan inuu ka qeyb gelo+Sawirro appeared first on Awdalpress.com.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles