Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO: WAKAALADA SAHAMINTA HAWADA SARE EE NASA OO SHEEGTAY IN MEERAHA MARS UU BIYO LEEYAHAY.

$
0
0

maaris-80x76

Washington, (Awdalpress.com):- Wakaalada sahaminta hawada sare u qaabilsan dalka Maraykanka ayaa sheegtay in meeraha Mars biyo leeyahay, waxaanay wakaalada NASA sidaa ku sheegtay shir saxaafadeed ay ku qabteen xaruntooda dalka Maraykanka ee Magaalada Washington.

Jim Green, oo ah Mareeyaha Cilmi baadhista Meerayaasha ee wakaalada NASA ayaa farxad wayn ka muujiyay, guulo uu sheegay in baadhitaano badan oo la sameeyay lagu gaadhay, waxaanu tilmaamay in meeraha Mars aanu ahayn sidii la moodayay inuu meel qalalan yahay, balse biyo uu leeyahay oo cadymo buuxa ay heleen.


Awdalpress.com
Rag Is Barey

The post DAAWO: WAKAALADA SAHAMINTA HAWADA SARE EE NASA OO SHEEGTAY IN MEERAHA MARS UU BIYO LEEYAHAY. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles