Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Warbixin+Daawo: Fananiin cunsuriyad Ugu xidhnaa Hargeisa oo Lasoo daayey

$
0
0

xidi1-150x150

Hargeisa (Awdalpress.com)-Waxaa goordhow Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa laga siidaayay 4 Fanaaniin oo maalmahaani ka xirnaa Kooxda Xiddigaha Geeska.

Fanaaniinta Xabsiga laga sii daayay ayaa waxa ay kala yihiin Nimcaan Hilaac, C/raxmaan Cirio, Odey iyo Xamdi Kuwiin oo ay Maxkamadu ku weysay wax danbi ah, kadib markii loo xiray Booqasho ay ku gaaren Magaalada Muqdisho.

Deysmadda Fanaaniintaani ayaa timid kadib markii Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, uu sheegay in Boolisku ay ku guuldareysteen inay Maxkamadda horkeenaan sabab sharci oo macquul ah oo ay uga baaqsadeen inay ku dalbadaan waaran qabasho iyo inay keenaan xogaha dhacdada, sababta xariga iyo cadaymaha.
Gudoomiyaha Kooda Xiddigaha Geeska ayaa xaqiijiyay sii deynta Fanaanintaasi isagoo daboolka ka qaaday in maanta barqadii la sii daayay hadana xor yihiin.
Fanaaniintaani ayaa loo xidhey markii ay Muqdisho ku qabteen bandhig Faneed ka qeybgashay 3,000 oo taageero ah, kuwaasi oo qofkiiba 30$ dollar laga qaada

Awdalpress.com
Rag Is Barey

The post Warbixin+Daawo: Fananiin cunsuriyad Ugu xidhnaa Hargeisa oo Lasoo daayey appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles