Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Daawo: Fananiin cunsuriyad Ugu xidhnaa Hargeisa oo Lasoo daayey

Hargeisa (Awdalpress.com)-Waxaa goordhow Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa laga siidaayay 4 Fanaaniin oo maalmahaani ka xirnaa Kooxda Xiddigaha Geeska. Fanaaniinta Xabsiga laga sii daayay ayaa waxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso: Warbixin ku aadan: Soomaali ku Geeriyootay Xeebaha Dalka Masar

Egypt(Awdalpress.com)–Ugu yaraan 7 qof oo Soomaali ayaa ku geeriyooday xeebaha dalka Masar kadib markii ay degtay doonidii ay saarnaayeen, oo ay ku tahriibayeen. Qaar ka mid ah ehellada dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Biixi-ga Khaarajiga Somaliland oo markii ugu horreysey ka hadlay...

Hargaysa:(Awdalpress.com)-Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegayey in sababta uu uga hadhay weftigii uu hoggaaminayay madaxweyne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badhasaabka Gobolka Awdal oo baaq u diray ciyaartoyada Gobollada Somaliland

Badhasaabka Gobolka Awdal oo baaq u diray ciyaartoyda Gobollada Somaliland Awdalpress.com Rag Is Barey The post Badhasaabka Gobolka Awdal oo baaq u diray ciyaartoyada Gobollada Somaliland appeared...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hawlwadeennada Shabakada awdalpress.com(DEEQA AXMED GEYDH ILA MUUDSO)

Hawlwadeennada Shabakada awdalpress.com waxay had iyo goor u heegan yihiin raali galinta Akhristayaasha sida tooska ah ugu xidhan Awdalpress.com ee ku nool daafaha adduunka waxaan had iyo jeer u soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ka jira inay xukuumadda Somaliland damisey FM-tii Idaacadda VOA-da?

Hargaysa:(Awdalpress.com)-Warar laga helayo Hargeysa ayaa sheegaya in Xukuumadda Somaliland ay galabta damisay FM-tii VOA-da u taallay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Magaaladda Hargaysa. Illaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Afartii Fannaan ee Xiddigaha Geeska oo la sii daayey, kana hadlay...

Daawo: Afartii Fannaan Ee kooxda Xiddigaha Geeska oo la sii Dayay, kana hadlay dareenkooda ku aaddan xadhiggii la xidhay. Awdalpress.com Rag Is Barey The post Daawo: Afartii Fannaan ee Xiddigaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is jiid jiidashada fannaaniinta somaliyeed iyo qiimaha sugaanta somaliyeed

Soomaalidu waxa ay ku abtirsataa dhanqan fac weyn oo xeerar iyo qawaaniintiisa leh oo ay jiilashan iyo da´ yaratan dambe ay dayaceen. Sidaasi daraaddeed maanta waxa aan halkan ku soo qaadanaynaa hees...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO: Barnaamijka Qubanaha oo Qodobo Xiiso badan lagu soo qaatay

washiton (Awdalpress.com) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan Leh. Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Xoriyadoodii dib u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Finland oo soo saartay go’aan madax xanuun ku riday Soomaali badan

Helsinki (Awdalpress.com) Dowladda Finland ayaa mar kale ku dhawaaqday in gabi ahaanba ay joojineyso dadaaladii ay magangalyada kusiin jirtay Qaxootiga Soomaalida. Dowlada Finland waxa ay go’aankaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Cabdillaahi Cukuse oo qiray in Xukumada Siilanyo Xayirtay ama Hawada...

Daawo:Cabdillaahi Cukuse oo qiray in Xukumada Siilanyo Xayirtay ama Hawada Hargeisa ka saartay Mawjada FM-ta Idaacada VOA-du ku leedahay Kaanboolka Radio Hargeisa+Eeddo uu ku ganay Shabakada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey

Ceerigaabo(Awdalpress.com)- Waxaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland General Maxamed Xudhuun oo wakhtigan ku sugan magaalada Ceerigaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Tv-ga Qaranka Barnaamijka Horumarka dalka iyo Buuhodle (Daawo)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Tv-ga Qaranka Barnaamijka Horumarka dalka iyo Buuhodle Awdalpress.com By Muuye The post MUUQAAL: Tv-ga Qaranka Barnaamijka Horumarka dalka iyo Buuhodle (Daawo)...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farxiya Ibraahim Maxamed Cade oo ah Gabadh Soomaaliyeed, oo kasoo jeeda...

Rome (Awdalpress.com) Farxiya Ibraahim Maxamed Cade oo ah muwaadinad Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Deegaanada Sool iyo sanaag iyo Cayn, ayaa doorosho taariikhiya ka soo hoysay Golaha Deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Maareeye Kuxigeenka Dekedda Berbera & Badhasaabka G/Saaxil Oo ka...

Berbera(Awdalpress.com) Maareeye kuxigeenka ahna kusimaha maareeyaha dekedda Berbera iyo Badhasaabka G/Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa shir-jaraa’id oo ay maantawadajir u qabteen waxay ka warrameen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawo;Muuqaal;Fashilaada ku timid xukuumada Somaaliland Ee Balanqaaday Xilaga...

Hargeysa(Awdalpress.com)-Fashilaada ku timid xukuumada Somaaliland Ee Balanqaaday Xilaga Ay Diwaan Gelintu Burco Kabilaamyso iyo Dib Udhaca Kuyimi Shabakada Awdalpress.com The post...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Ka Hadlay Xadhigii fanaaniinta Xidigaha...

Hargeysa(Awdalpress.com)- Waxaad halkan hoose ka daawataan Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Ka Hadlay Xadhigii fanaaniinta Xidigaha Geeska loogu gaystay magaalada hargeysa, kadib markii ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxa la cadeeyay(Biologically&Historically)Dumarku inay ka karti badan yihiin...

Waxa la cadeeyay(Biologically)Dumarku in aay ka adkaysan badan yihiin,kana karti badan yihiin kana samir badan yihiin Raga.tariikhdii hore hadan wax ka xusno,boqoradii Hadshabsut ee faracinta,iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video:-Beelaha Daarood oo u istaagay xalinta Colaada Qorilay

Dadaalka ay Dawladda iyo dadweynaha reer Puntland ku doonayaan in xal looga gaaro Colaad beeleedkii Qorilay iyo Cagaaran ayaa si habsami leh uga socda Gobolada Puntland. Wufuud kala duwan oo door la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Fanaanada Loogu Jecel yahay dhulka soomaalidu degato Qiimeyn ay...

Hey’ad Cilmi baaris ee lagu magagaabo Daljir ee fadhigeeda yahay dalka Canada ayaa qiimeyn ay samaysay ku ogaatay fanaanada dhanka dumarka loogu jecel yahay in ay tahay Fanaanada caanka baxday ee sida...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live