Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO VIDEO: Barnaamijka Qubanaha oo Qodobo Xiiso badan lagu soo qaatay

$
0
0

qubanaha

washiton (Awdalpress.com) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan Leh.
Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Xoriyadoodii dib u helay kadib markii loo xidhay Bandhig Faneed ay kusoo dhigeen magaalada Muqdisho, Dawlada Britain oo ciidamo u diraysa Dalalka Soomaaliya iyo Suudaan, Haayada Hawada Sare oo sheegtay in biyo Laga helay Meeraha cas ee MARS, Warbixin ku aadan Shirka QM ee ka socday New york Iyo Qodobo kale oo xiiso Leh.

Shabakada Awdalpress.com

The post DAAWO VIDEO: Barnaamijka Qubanaha oo Qodobo Xiiso badan lagu soo qaatay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles