Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Is jiid jiidashada fannaaniinta somaliyeed iyo qiimaha sugaanta somaliyeed

$
0
0

hqdefault
Singer_Sahra_Halgan_has_a_better_grassroots_network_of_support_than_with_most_political_bigwigs_in_SL

Soomaalidu waxa ay ku abtirsataa dhanqan fac weyn oo xeerar iyo qawaaniintiisa leh oo ay jiilashan iyo da´ yaratan dambe ay dayaceen.

Sidaasi daraaddeed maanta waxa aan halkan ku soo qaadanaynaa hees aad u macaan oo ay qaaddo fannaanada da’da yar ee la idhaa Ayaan Warsame oo ay markii dambe ku qabstay fannaanada Sahra Halgan. Ayaan warsame waxa ay ka mid tahay fannaaniinta inta badan heesaha ay qaadaan aad loo dhegaysto. Qalbiyada dadkana aad u xoodaamiya. Ayaan warsame waxa ay ku nooshahay waddanka Uganda caasimadiisa kampala, Syaan waa inan cod macaan heestan lagu haysto sida qiimaha iyo qiiradu ku jirto ee ay u qaadayso bal daawo.

Sahra Halgan waa fannaan ka soo qayb qaadatay dagaalkii lagula jiray Maxamed Siyaad Bare Sahra Halgan halkaas ayuu ka raacay magacan halgan inaga oo is barbar dhigeyna labada heesta oo labdoodu qaadayaan daawo.


Shabakada Awdalpress.com
Rag Is Barey

The post Is jiid jiidashada fannaaniinta somaliyeed iyo qiimaha sugaanta somaliyeed appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles