Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Farxiya Ibraahim Maxamed Cade oo ah Gabadh Soomaaliyeed, oo kasoo jeeda Khaatumo iyo Doorashadii Talyaaniga

$
0
0

Rome (Awdalpress.com) Farxiya Ibraahim Maxamed Cade oo ah muwaadinad Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Deegaanada Sool iyo sanaag iyo Cayn, ayaa doorosho taariikhiya ka soo hoysay Golaha Deegaanka ee Bressana bottarine, oo ah gobolka lombardia wadanka Talyaaniga. oo ay utartantay sanadkii lasoo dhaafay bishii shanaad.

Waxaana Arinka gabadhaas taariikhi ka dhigay waxay ahayd qofka kaliya 12 qof 11 ay talyaani ahaayeen, oo farxiya kasoo dhexbaxaday, Iyadoo asalkeedu soomaali yahay in kastoo ay haysato dhalashada Talaaniya.

Arinkan ayaa waxa uu noqonayaa dhamaan Soomaalida guud ahaan qaarada yurub degen mid dhiiri galinaya waxana uu noqon doonaa mid habluhu ku dhiiradaan in ay wadamada ay ku nool yihiin ka tartamaan.

Jaaliyada Soomaalida ee farxiya halka ay Doorashada uga soo baxaday degan ayaa aad ugu hanbalyeeyay guusha ay gaadhay, Iyagoona Fariimo kala duwan usoo diray.

Si kastaba Waxaa Farxiya dhawaan mashruuc wayn ka fulisay Qaybo kamid ah Soomaaliya gaar ahaan Magaalada saaxdheer ee Xarunta Maamulka khaatumo kaas oo Boqalaal Dumar ah Lagu tabarayay, xirfada dhaqanka ee soo noolaynta hidaha soomaalida.

Mashruucaas oo hada guud ahaan ay siwayn ogafaaiidaysteen dhamaan dadkii ka qayb qaatay ee bartay xirfadaas taas oo ay badnaayeen haween danyar ah,
22

adsdff
Shabakada Awdalpress.com

The post Farxiya Ibraahim Maxamed Cade oo ah Gabadh Soomaaliyeed, oo kasoo jeeda Khaatumo iyo Doorashadii Talyaaniga appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles