Magaalada Muqdisho, waxa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii xallinta qodobadii ku jiray mooshin ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka horey uga keeneen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Awdalpress.com
The post Shirka xallinta qodobadii mooshinka xildhibaanada appeared first on Awdalpress.com.