Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

How to listen to (and delete) everything you’ve ever said to Google

  Whether you’re asking directions or drunkenly swearing, Google never forgets, recording everything you’ve ever said to it. Do you dare listen back? Users of Google’s voice-control features such as...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka xallinta qodobadii mooshinka xildhibaanada

Magaalada Muqdisho, waxa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii xallinta qodobadii ku jiray mooshin ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka horey uga keeneen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo; Dooni NoocaShidaalka Qaada ah oo ku gubatay Bad Saylac iyo wixii ka...

  SAYLAC(Awdalpress.com) DAAWO; Dooni  Nooca Shidaalka Qaada Ah Oo Ku  Gubatay Bada Saylac Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.     Awdalpress.com The post Daawo; Dooni NoocaShidaalka Qaada ah oo ku gubatay Bad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadalay xaalada Gobolka Awdal

Hargeysa (Awdalpress.com)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamud Aadan ayaa ka hadlay xaalada gobolka Awdal, dabley weerartay guriga badhasaabka gobolka iyo tartanka ciyaaraha gobolada oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Awdal ee dawlada Soomaaliya oo...

Awdalpress(Muqdisho) 13 Oct. 2015– Xildhibaanada ka midka ah dawlada muqdisho ee ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan shaqaaqooyinkii ciyaaraha ka socday Boorama ee labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

It is time for a woman to lead the UN

There is a plethora of reasons that experts cite for the invisibility of women’s cerebral power. By Bashir Goth, Special to Gulf News Published: 15:31 October 12, 2015   Recently when I read that...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The Gadabursi Is Cornered and The Killing Continues

As evidenced by the current events in Borama, the lives of Awdalites don’t matter. Almost two weeks of daily violence, including a spate of attacks by bullet-crazy government militia, in two separate...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Kaydka Tv-ga Jabuuti oo Laga Helay Oday 80-Jir ah oo Fu’aad Cumar Hees...

Finland (Awdalpress.com) Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay  Fanka Soomaaliyeed ay kusoo badanaysay Bililiqada iyo Boobka ayaa  Fanaanka Fu’aad Cumar wuxuu  hees ka xaday Fanaan 80 Jira isagoon weli...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Copenhagen Denmark

Daawo:Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Copenhagen Denmark Shabakada/Awdalpress.com The post Daawo:Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Copenhagen Denmark appeared first on...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Ciidammada Marakykanka Ay Sii Joogi...

Washington(Awdalpress.com)- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaaciyey qorshayaal ay ku sii joogayaan in ka badan 5 kun oo ciidammada dalkiisa ah gudaha waddanka Afghanistan wixii ka bilowda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaalka Hees uu soo saaray Fannaanka ugu Da’da yar Fannaaniinta...

Suugaanta iyo Madadaallada waxaanu idinku soo gudbinaynaa Hees Cusub oo la magac-baxday BALan oo uu codkiisa ku qaadayo Fannaanadda Da’da yar Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Saki) oo ah fannaanka ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO; WARBIXIN: JACAYLKII ABWAAN AXMED SALEEBAAN BIDDE

Waxaan halkan idinku soo gudbinayaa warbixin aan ka sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ah abwaan Soamlida ka dhex caan ah maxuu sameeyey markii laga guursaday haweenay uu jeclaaday oo u hadana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Diinta Islaamka ka baxday oo masiixiyiin noqotay. Bal nala daawada...

Dadka Somaliyeed iyaga oo aan u kala qaybsanayn gobollo iyo qabiil, koonfur iyo woqooyi, waxa ku habsaday bur bur dhinac walba leh oo ay ugu sii weyn tahay dawladnimadii ay ku hoos noolaayeen oo dhulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama

Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama Borama/Awdalpress.com The post Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

What ‘They’ Don’t Want You To Know About The Pyramids!

Graham Hancock,Robert Bauval, and Nassim Haramein all present extensive evidence against the history we have been taught brainwashed with, and what those in power do NOT want you to ever know about!...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Weerarada Falastiiniyiinta iyo Israel oo kordhaya

Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac. Weerarka ayaa bilaabmay bishii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo-Laabashadda Wasiir Xirsi Oo Laga Cabsi-qabbo Inay Sii Huriso Hirdanka...

Hargaysa:(Awdalpress.com)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland,MD. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa la filayaa inuu tidobaadkan Dalka soo gaadho,isaga oo qeyb ka ah Wafdi la socdo Madaxweyne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Cadami oo sharaxay Dhaawaca Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo sidii wax...

FinLand(Awdalpress.com) – Axmed Xaaji Cali Cadami, wasiirka gaashaandhiga Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay dhaawac soo gaadhay taliyaha militariga badhan. Waxa uu sidoo kale sharaxay aragtidiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO;FANAANIINTA DAA’UUD CALI MASXAF, SAHRA ILAYS,MAXAMED BK IYO DAYR OO...

DAAWO;fanaaniinta Daa’uud Cali Masxaf , Sahra Ilays,Maxamed Bk Iyo Dayr Oo London Siwayn Loogu Soo Dhaweeya Shabakada Awdalpress.com The post DAAWO;FANAANIINTA DAA’UUD CALI MASXAF, SAHRA ILAYS,MAXAMED...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay...

Hargeysa(awdalpress.com)- Waxa hadda si rasmi ah hotel guuleed ee magaalada Hargeysa uga bilaabmatay munaasibad iyo madal ilyartu isqabatay oo aqlibiyada golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE kulan qado...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live