Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gudoomiye ku xigeenkii 2aad iyo 3aad oo is Casilay.

$
0
0

imgres

Hargeysa(Awdalpress.com)-Gudoomiye Ku Xigeenada Labaad Iyo Saddexad ee Xisbiga kulmiye Xildhibaan Maxamed Yusuf Waabe iyo Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ay iska casileen goordhaweyd xubninimadii gudiga qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee KULMIYE.
Labadan Masuul oo saxaafada kula haddlay magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmiya iskaga casileen xubinimadii guddiga qaban-qaabada shir weynaha KULMIYE, ilaa hadda si dhab ah loo ma oga sababta rasmiga ah ee ay xilkaasi iskaga casileen.
Waxan Loo Sadalinyaa In Ay Daba Socdaan Wasiiradii Dhawaan iska Casilay Xukumada Madaxweyne Siilanyo
Waaheen
Awdalpress.com

The post Gudoomiye ku xigeenkii 2aad iyo 3aad oo is Casilay. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles