Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Somtel Oo Adeega Cusub Ee 4G Ku Soo Bandhigtay...
Boorama(Awdalpress) shirkada isgaadhsiinta casriga ee somtel ayaa adeeg cusub oo internetka ah ku soo bandhig tahay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal adeegaasi oo lagu magacaabo 4G ayaa...
View ArticleAbdicasiis Samaale oo hadallo aad u adag ku weeraray Siilaanyo, cod aan...
Ex-wasiir Samaale oo ah musharraxa madaxweyninimada xisbiga Kulmiye doonaya in uu u tartamo, ayaa si cadho leh u weeraray madaxweyne Siilaanyo, waxana uu ugu hanjabay in haddii uu ka cabsaday Muuse...
View ArticleWar Degdeg ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilal Cusub Magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada...
View ArticleWasiiradii Shalay Iscasilay Oo Ka Hadlay Warar Laga Baahiyay Iyo...
Hargeysa(Awdalpress) qaar ka mid ah wasiiradii ugu tunka weynaa xukuumada siilaanyo ee shalay is casilay ayaa warbaahinta la hadlay Halkan Ka Daawo: The post Wasiiradii Shalay Iscasilay Oo Ka Hadlay...
View ArticleHogaanka Kulmiye Oo Ka Hadlay Wasiiradii Iscasilay
Hargeysa(Awdalpress) hogaanka xisbiga kulmiye ayaa maanta ka hadalay wasiiradii is casilay . Halkan Ka Daawo : The post Hogaanka Kulmiye Oo Ka Hadlay Wasiiradii Iscasilay appeared first on...
View ArticleWar degdeg ah: Wasiirkii wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Is Casilay
Awdalpress(Awdalpress) wasiirkii waxbarashada iyo tacliinta sare faarax cilmi geedoole ayaa maanta ku dhawaaqay in uu xikii iska casilay . HALKAN DAAWO : The post War degdeg ah: Wasiirkii wasaarada...
View ArticleFARSHAXANKA AMIN ARTS OO SAWIR-KARTOON KU MUUJIYEY BURBURKA XUKUUMADDA SIILAANYO
Halkan hoose ka daalaco farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin-Arts Oo Sawir-kartoon Ku Muujiyay Burburka Ku Dhacay Xukuumaddii Ku Meelgaadhka Ahayd Ee Madaxwayne Siilaanyo ka dib markii ay iska casileen...
View ArticleDaawo: Soomaalida Qaxootiga Ku Jooga Dalka Austria
Vienna(Awdalpress) Soomaalida tahriibtay ee qaxootiga ku joogta Dalka Austeeriya ayaa ka waramay dhibaatadii ay kala kulmeen soo gaadhi taankooda yurub . The post Daawo: Soomaalida Qaxootiga Ku Jooga...
View ArticleGudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Oo Si Casiley
Waxa lagu soo waramayaa in uu saaka xilkii iska casilay guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire, ka dib markii xildhibaano kor u dhaafaya afartan xildhibaan ay ku soo eedeeyeen in awood...
View ArticleHambalyo iyo bogaadin ku socota Maxamuud Cabdi Khalif iyo Shankaroon...
Ahmedweli Sh. Omer iyo dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan, Mohamed Omer Bile iyo dhammaan reer Omer Bile meel kasta oo ay joogaan, Dr. Mohamed Nuh Ali iyo dhammaan reer Nuh Ali meel...
View ArticleBeesha Muusafiin oo aad uga xumaatay iscasilaadda Geedoole. Sababtu maxay tahay?
Wasiirkii hore ee Waxbarashada mudane Faarax Cilmi Geedoole ayaa waxa uu maalintii shalay iska daba casilay kooxdii wasiirrada ahayd ee kibirka isaga casilay xilalkii wasiirnimo ee ay ka hayeen...
View ArticleWasiirka xannaanada Xoolaha Somaliland Omer Sh. Muhomed oo la weydiiyey...
Awdalpress – London – Wasiirka xannaanada Xoolaha mudane Omer Sh. Mohamed Faarah ( Omer-yare ) oo ka soo jeeda gobolka Awdal, laguna tiriyo wasiirrada miisaanka ku leh Somaliland ayaa isagu ka hadhay...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Iska Diiwaan Geliyay Xarunta Dhexe Ee Kulmiye +Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Booqday xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye halkaas oo uu ka qaatay Kaadhka diiwaan gelinta xubinimada golaha dhexe. Gudoomiye ku xigeenka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Jira Al-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo saarey farriin ku socota xubnaha ururka Al Shabaab. “Waxaan si dhow ula soconaa khilaafka aan qarsooneyn...
View ArticleGudoomiye ku xigeenkii 2aad iyo 3aad oo is Casilay.
Hargeysa(Awdalpress.com)-Gudoomiye Ku Xigeenada Labaad Iyo Saddexad ee Xisbiga kulmiye Xildhibaan Maxamed Yusuf Waabe iyo Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ay iska casileen goordhaweyd xubninimadii gudiga...
View ArticleSomaliland: Todobaadka iscasilaada Wasiirkii ciyaaraha iyo Dhalinyarada oo...
Somaliland: Todobaadka iscasilaada Wasiirkii ciyaaraha iyo Dhalinyarada oo xilkii iska casilay.. Daawo sababta uu isku casilay Awdalpress.com The post Somaliland: Todobaadka iscasilaada Wasiirkii...
View ArticleMaxaa ka jira in C/laahi Dheere oo hore iskugu sharaxay M/xigeenka xisbiga...
Maxaa ka jira in C/laahi Dheere oo hore iskugu sharaxay M/xigeenka xisbiga Kulmiye in uu uga tanaasulay C/raxmaan Saylici oo uu ka hadhay musharaxnimadiisii.. Daawo Vediogan ?? BOORAMA Awdalpress.com...
View ArticleWar Degdeg ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn iyo Magacaabis Ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3641/102015 ku magacabay wasiiro, wasiiru-dawlayaal, Wasiiro ku...
View ArticleGudiga Dabagalka (Monitoring Group) oo ka hadashay dhibaatada iyo xusuuqa loo...
Awdalpress(Muqdisho) 30 Oct.2015–Hay’ada Monitoring Group’ka ayaa qoraalka sanadeedkooda ku soo qaatay xusuuqa, dagaalada iyo dhibaatada lagu hayey beelaha Surre ee ku dhaqan gobolka Hiiraan (Kabxanley...
View ArticleLix qof oo ku dhimatay dagaal Galgaduud ku dhexmaray Al-Shabaab
Awdalpress(dhusamareeb) 30 Oct.2015– Lix ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saakay dhintay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray laba garab oo ka tirsan Al-Shabaab deegaanka Jacar oo 30 KM u jirta...
View Article