Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Somaliland: Where Customary and Statutory Laws Collide Head On By Jaafar M Sh...

Three hundred camels, some nursing bellowing calves, snorted and grunted along the way to Ceel Dhaab, a village in the Sarar region of Somaliland. The wooden bells hanging from their necks jangled...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Kenya oo gudbisay cadaymo ku saabsan dacwada Badda Somalia

Awdalpress(Nayrobi)23 Oct. 2015-Dowlada Kenya ayaa Guddiga Xadaynta Qalfoofka Badda ee QM u gudbisay caddymo la xariira muranka xuduudda dhinaca badda ee kala dhexeeya Soomaaliya. Wargeyska Daily...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xayiraadii hubka Soomaaliya oo la kordhiyay

Golaha Amaanka ee QM ayaa kordhiyey xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya ilaa iyo November 2016. Qaraarka ayaa waxaa u codeeyey 14 dal, halka Venezuela ay ka aamustay. Goluhu wuxuu kaloo kordhiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Beeraha Oo Kashifay In Aamina-weris Si Qarsoodi Ah Ula Shaqaynayso...

Wax Dhexdhexaad la Yidhaahdaa Ma Jiree, Garabka Muuse Ayay Marwadda Iyo Qoyskeeduba Nala Socdaan Finland(Awdalpress)-Wasiirka beeraha Somaliland Md Maxamed Aw Daahir ayaa kashifay heshiis iyo wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Sirdoonka Oo Soo Ban Dhigtay Wiil ka Tirsan Kuwa Dadka Qarijiya Video

Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta magaaladda Muqdisho ku soo bandhigay wiil dhalinyara ah oo la sheegay in uu katirsan kooxaha wax qaarijiya ee Ururka Al Shabaab. Wiilkan ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaalo Lahelay Taariikhda Madow Ee Xaglatoosiye Iyo Inta Meelood Ee...

Taariikhdu waa giraan wareegaysa, aadamuhuna wuxuu maalinba ka galaa meel, in wax tegay la xasuusto ceeb maaha, in wax dhacay oo dhab ah, la sheegaana dhib maaha, in dhirta iyo bani’aadamku isbedelaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:-Qiso Naxdin Badan Oo Hargeysa Kadhacday Taksiile Kufsaday Gabdh 16 Jir Ah

Fadumo waa gabar 16 sano jir ah, waxay taagan tahay dariishada xafiis NGO oo ku yaal Hargeysa, waxay ka fikireysaa markii la kufsaday labo bilood kadib markii ay kasoo laabaday arooska saaxiibteed....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha gobolka oo dhagaxdhigay xarunta wasaarada macdanta ee Awdal iyo...

Gudoomiyaha gobolka oo dhagaxdhigay xarunta wasaarada macdanta ee Awdal iyo digniin uu udiray qolyaha D/hoose ee dhulka dawlada sharciyada u samaysta Shabakada Awdalpress.com The post Gudoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Degdeg ah: Gaadhi Hub Sida Iyo Ciidammo Boliis Oo Isku Hor-fadhiya...

Awdalpress: Hubkan oo ilaa hadda aan la xaqiijin tiradiisa iyo noocyadiisa iyo cidda uu gacanta ugu jiro toonna ayaa wararka hordhaca ahi sheegayaan inuu saaran yahay gaadhi nooca Iskarogada loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aabo Soomaaliyeed oo lagu hor dilay carruurtiisa & Xaaskiisa (Warbixin)

Aabo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Shuceyb Abuubakar ayaa lagu hor dilay Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, xili ay kasoo baxeen Maqaaxi ku taal magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, waxaa la sheegay inuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO:Jimciyatu Bil Khayr Ee Dalka Swizerland 0o Lacag dhan $4350 Soo...

Boorama(Awdalpress) urur somafal ah oo fadhigiisu yahay dalka swizerland oo lacag 4350 dollar soo gaadhsiiyey gudida dhismaha masjidka sheekh nuur kaasi oo loo soo wakiishay sheekh cabdilaahi sheekh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weynaha Switzerland oo booqatay Xeryaha qoxootiga Awbarre iyo M/weynaha...

Awdalpress(Jigjiga) 25 Oct, 2015–Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo kakooban mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada oo ay weheliyaan dhalinyarada iyo kooxaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cahdigii hogaaminta Rayaale ee Somaliland iyo Sidii bulshada caalamka uu uga...

Cahdigii hogaaminta Rayaale ee Somaliland iyo Sidii bulshada caalamka uu uga dhaadhicin jiray qadiyada gooni isku taaga Somaliland Shabakada Awdalpress.com The post Cahdigii hogaaminta Rayaale ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuxurka Kulan Xalay Qasriga Ku Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno Ka...

Hargaysa:(Awdalpress.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si rasmi ah xalay Go’aan Ugu Gaadhay in uu Taageerada Musharraxnimo ee Xisbiga KULMIYE u garab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO Wacdarihii Maxamed BK ka dhigay SOMALI WEEK FESTIVAL iyo Muuqaalka...

Wacdarihii Alfanaan Maxamed Siciid BK ka dhigay Bandhigga SOMALI WEEK FESTIVAL oo todobaadkan ka furmay magaalada London ee Xarunta dalka Britain. Daawo Muuqaalkii ugu horreeyey ee Heesta ISTAAHIL....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War degdeg ah: Wasiirkii ugu Awooda badnaa xukuumada siilaanyo oo iscasilay...

Awdalpress(Hargaysa) 26 Oct.2015– Wasiirka madaxtooyada Somaliland xirsi xaaji cali ayaa xilkii uu ka hayay xukuumada siilaanyo iska casilay sida uu wasiirku ku sheegay barta uu ku leeyahay Facebook....

View Article

Daawo: Wasiir Xirsi oo iscasilaada uu sameeyay sababaynaya iyo musharax Biixi...

Daawo: Wasiir Xirsi oo iscasilaada uu sameeyay sababaynaya iyo musharax Biixi Yoonis oo ay ka wadatashadeen oo isna garab taagan Borama Awdalpress.com The post Daawo: Wasiir Xirsi oo iscasilaada uu...

View Article


Daawo: Waxaan inagu bilaabmay jawi khatar ah oo aan ilaahay ka baryayno inuu...

Daawo: Waxaan inagu bilaabmay jawi khatar ah oo aan ilaahay ka baryayno inuu inooga sahlo… Wasiir Cukuse oo ka muujiyay argagax iscasilaada wasiirada xukuumada Somaliland borama Awdalpress.com The post...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO: MADAXWAYNE SIILAANYO OO SI FIR KA-NAX AH UGA HADLAY XUBNAHA ISKA...

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo goordhawayd warbaahinta kula hadlay Madaxtooyadda, kaas oo sheegay inay xaq u leeyihiin xubnaha is-casilay inay shaqada iskaga tagaan. Sidoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqor Buur Madoow Oo Ka Hadlay Iscasilaada Wasiirada Xukuumada Siilaanyo

Boqor Buur Madoow Oo Ka Mid Ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa ka tacsiyadeeyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xubnaha golaha wasiirada ee iska casilay xilalkii ay hayeen. sidaasna waxa uu ku...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live