INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Haddii aan nahay reer Sh. Omer Goth waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Abdirahman Xaaji Abuubakar oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Edminton ee dalka Kanada. Waxanan marxuumka uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aaammiin Aaammiin
Awdalpress
The post Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Xaaji Abuubakar. appeared first on Awdalpress.com.





