Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Queen Natasha: “Jees Jees Ma Roonee, Hadaan Aniga Ku Jantay…”

$
0
0

queen-tasha

Gabadha dhowaanahaan soo baxday ee laga daba dhacay, ayaa ka shanqarisay ereyo runtii qofkii dhageysta uu ka garaabayo, isla markaana si dhab ah uga tarjumeysa dabeecadaha ragga Soomaaliyeed qaarkood caado ka dhigteen oo ay gabdhaha caasha u qaba uga tallaabsadaan amaba meel cidlo ah uga tagaan
Fannaanada da’da yar ee lagu magacaabo “Queen Natasha” ayaa soo saartay hees ay ugu magac dartay “Jees jees”, heestaan oo ereyadeeda uu alifay C/racmaan Orfano isla markaana Miyuusiga uu saaray Qaasim Maxamed Karaama ayaa noqotay mid soo jiidasho leh oo xambaarsan dareen caashaq.
Daawo heeso badan
Dhinaca kale Fannaanada Queen Natasha ayaa heestaan si aan caadi u qaadeysa, iyadoo ereyada heesta u jileysa micnaha ay xambaarsan tahay, taasi oo noqotay mid la isla helay jiibta iyo jaanta.

The post Queen Natasha: “Jees Jees Ma Roonee, Hadaan Aniga Ku Jantay…” appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles