Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuse Biixi oo Ka Maagay Booqasho Aan Niyad Ahayn oo uu Caawa Ku Tagaayey...

Hargeysa(OWN):-Guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka maagay socdaal aan niyad ahayn oo markii hore uu ku doonaayey in uu booqasho ku taggo xaafadda Siinaay ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukumadda iyo Guddoomiye Cirro Oo Qorsheyaal Iska Soo Horjeeda La Maagan...

Hargeysa(GNN)-Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in xukuumadda Somaliland qorshaysay in golaha wakiiladu xil ka qaadis ku sameeyo labada guddoomiye xigeen ee golahaas Baashe Maxamed Faarax iyo Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta Keenta Musuqmaasuqa Iyo Ammaan Darrada Soomaaliya Oo Laga Dooday + Video

Iyadoo xalka arrimaha Soomaaliya lagu jaha wareeray muddo ka badan 20-sano, ayaa waxaa soo baxaya caddeymo rasmi ah oo laga helayo arrimaha ugu waaweyn ee asalka u ah saldhigasho la’aanta dalka, gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Queen Natasha: “Jees Jees Ma Roonee, Hadaan Aniga Ku Jantay…”

Gabadha dhowaanahaan soo baxday ee laga daba dhacay, ayaa ka shanqarisay ereyo runtii qofkii dhageysta uu ka garaabayo, isla markaana si dhab ah uga tarjumeysa dabeecadaha ragga Soomaaliyeed qaarkood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xukuumadda Kulmiye Ma Waxey Dib Inoogu Celineysaa Waqtigii Xisbiga...

(Hadhwanaagnews) :Xukuumadda kulmiye waxay beryahan ba wiqeysey ama isku dayesey iney meeshaba gebi ahaan ba ka saarto tiirarki nidaamka dimuqraadiga ee Somaliland kuso caano maashay muddadi 24...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heesaaga codka dahabiga ah leh Abdisalaan Wajaale oo soo saaray hees hor dhac...

Awdalpress – London – Fannaanka codka magacaan leh ee Abdisalaan Wajaale oo ku nool magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waxa uu soo saaray hees cusub oo ka mid noqon doonta heesaha uu ugu tala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada degen deegaanka dhagaxamadaw ee degmada Boon oo ka cabanaya dugsi...

Bulshada degen deegaanka dhagaxamadaw ee degmada Boon oo ka cabanaya dugsi la’aan iyo biyo la’aan oo Somaliland ka codsanaya inay wax ka qabtaan baahiyaha haysta( Daawo) Awdalpress.com The post...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waalidka qurba joogta ahi siday ilmahooda uga duwi karaan dariiqa xag jirnimada?

Qurbaha oo aad ku noolaataa waa mid hawsheeda leh, weliba in aad ubad ku korsataana waa ay ka sii dhib iyo cabsi badan tahay. Laakiin dad badani sidaa ma oga. Waxana ay isaga nool yihiin si caadi ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Badhasaabka gobolka Awdal oo ka hadlay xuduuda Berbera iyo lughaya...

Daawo: Badhasaabka gobolka Awdal oo ka hadlay xuduuda Berbera iyo lughaya cadeeyayna inaan muran la galin Karin in Ceelsheekh ka tirsan tahay Awdal Boorama/Awdalpress.com The post Daawo: Badhasaabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo hilmaamay in idaacada VOA ay...

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo hilmaamay in idaacada VOA ay isticmaasho FMteeda, Una fahmay in FMta Radio Hargaysa laba wakhti la siiyay..! Malaha heshiiska ma Arag Cukuse ? Boorama The...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Balanqaadyadii Xisbiga Kulmiye Ee Buugiisa Ku Qornaa Maxaa Ka Rumoobey? – See...

Waxa ka soo wareegtay shan sanno iyo lix bilood ku dhawaad wakhtigii ay xukuumadda kulmiye ee uu hagaamiyaha ka yahay Ahmed silanyo xilka qabatay. Arimo badan ayaa dalka ka dhacay muddadaa, dadkuna ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah : Toos U Daawo Dagaalkii Gaalkacayo Oo Meel xun Maraya &...

The post War Deg Deg Ah : Toos U Daawo Dagaalkii Gaalkacayo Oo Meel xun Maraya & Ciidanka la Jabiyay Iyo Khasarha Dagalka appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Declaration Officielle du President de la Republique de Djibouti Al Haj...

“Madaweynaha Djibouti Oo Dadka Reer Djibouti La Hadley Kuna Dhawaaqey inuu U Sharaxan Yahay una Tartamayo Jagada Madaxweyne ee Djibouti Oo Uuna Marnaba Ka Dagaynin” The post Declaration Officielle du...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEGDEG: Weriye Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow geeriyootay Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah weriyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaddib markii dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Caalamka oo sheegtay inaysan u dulqaadan doonin inuu sii socdo...

Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen xafiisyada ay Soomaaliya ku leeyihiin Q,M, Midawga Africa, urur goboleedka IGAD midawga Yurub iyo wadamo kale oo Soomaaliya taageera ayaa waxay ku cambaareeyeen...

View Article


Dabley Hubaysan Oo Maanta Gaalkacyo Ku Dilay Ganacsade Caan Ah Dhaawacna U...

Gaalkacyo-(Awdalpress)- Kooxo dablay ah oo hubeysan oo aan weli aqoonsan hayntooda ayaa maanta ku dilay magaalada Gaalkacyo Ganacsade caan ka ah magaaladaa, oo lagu magacaabi jiray Daahir Aqwaan, isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Putin “Turkiga Wuu Ka Shaleyn Doonaa Diyraadii Uu Soo Riday..”

Madaxweynaha dalka Rushka Vladamir Putin ayaa mar kale digniin adag u jeediyay dawlada Turkiga taasoo la xariirta diyaaradii Rushka looga soo riday xadka u dhaxeeya dalalka Turkiga iyo Syria....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Waraysi Diirada Lagu Saaray Maxamed Cumar Carte Raysal Wasaare Ku...

The post Daawo: Waraysi Diirada Lagu Saaray Maxamed Cumar Carte Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya + Maxaa Ugu Naxdin Badnaa intuu Muqdisho Ku Sugnaa + Muxuu Ka Yidhi Inu Somaliland Ku Soo Noqdo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadalay Hammigiisa, Hogaaminta Guurtida Iyo...

Hargeysa(Awdalpress) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md. Saleeban Maxamuud Aadan oo mudooyinkii u danbeeyay socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Maanta markii ugu horaysay ka hadlay...

View Article

Daawo: Wasiir Xaglo Toosiye Oo La Sheegay inuu U Tartamayo Jagada Madax Weyne...

The post Daawo: Wasiir Xaglo Toosiye Oo La Sheegay inuu U Tartamayo Jagada Madax Weyne Kuxigeen ee Xisbiga UCID & Wuxuu Kaga Jawaabey appeared first on Awdalpress.com.

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live