Awdalpress – London – Fannaanka codka magacaan leh ee Abdisalaan Wajaale oo ku nool magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waxa uu soo saaray hees cusub oo ka mid noqon doonta heesaha uu ugu tala galay sannadka cusub ee 2016ka. Heestan oo lagu duubay dalka Ingiriiska bal nala dhegeysta.
Awdalpress
The post Heesaaga codka dahabiga ah leh Abdisalaan Wajaale oo soo saaray hees hor dhac u ah 2016ka ( Nala daawada Video gan ) appeared first on Awdalpress.com.