Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Abwaan Muuse Cali Faruur Dhaqanka Iyo Suugaanta

The post Daawo:Abwaan Muuse Cali Faruur Dhaqanka Iyo Suugaanta appeared first on Awdalpress.com.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xogo Laga Helay Kulan Nairobi Ku Dhexmaray Somaliland Iyo Beesha Caalamka

Hargeysa(HWN)-Weftigii ka socday dawladda Somaliland ee isugu jiray guddoomiyaha Maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed iyo saddexda wasiir ee khaarajiga Sacad Cali Shire, Caafimaadka Saleban Ciise...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dib u jalleec mid ka mid ah taariikhda raggii soo hoggaamiyey Al Shabaab iyo...

Waxa baryahan danbe diinta Islaamka ku soo batay dhaqanno aan hore u jiri jirin, luqado iyo heeso carabi lagu luuqeeyo oo carruurta la baro iyo kalmado ay ka mid yihiin TAKFIIRIN iyo TASHKIILIN oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Shinaha oo saldhig Millatari ka samaysatay dalka Djabouti

A Chinese Navy vessel enters the port of Havana on November 10, 2015. AFP PHOTO/YAMIL LAGE (Photo credit should read YAMIL LAGE/AFP/Getty Images)         Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jabuuti ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAYSAL CALI WARAABE OO KULAN QARSOODI AH LA YEESHAY BEESHIISA

Hargeysa(BGM) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Guddi Beeshiisa ah, ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Hargeysa, kulankaas oo ay guddidani ka xogwaraysanaysay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha DF iyo Madaxda Jubbaland, Galmudug iyo Puntland oo kusoo...

Isniin, December 07, 2015 (Awdalpress) — RW Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay la socdaan madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan...

View Article

Taliyihii Ciidamada amaanka Garoonka diyaaradaha Magaalada Bosaaso oo maanta...

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta la dilay Taliyihii Ciidamada amaanka Puntiland u qaabilsanaa Garoonka diyaadaha Magaalada Boosaso Col. Xasan Shire...

View Article

Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Nin Ajnabi ah oo katirsanaa Xarakada...

Maamulka Dowlada Soomaaliya u qaabilsan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ay qabteen nin Ajnabi ah oo katirsanaa Dagaalyahanada Al-Shabaab....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalka Sucuudiga oo Iskoor cusub jabiyay iyo Dabaqa Dunida ugu dheer oo laga...

Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka ayaa noqotay magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Saudi Arabia oo laga dhisaayo Dabaqa Dunida ugu dhirirka badan kaas oo dhismihiisa uu ku bixi doono aduun...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaal “Bilicda Horumarka iyo Nabada magaalada Muqdisho oo Dhaanto...

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa maalmahaan dambe waxeey ku jirtaa jawi aad u degan kaas oo soo dadajiyay in dib loo dhiso wadooyin caan ah iyo guud ahaan goobihii dagaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ka geystay Sh/hoose iyo Jubbooyinka

Saraakiil sar-sare oo katirsan Ciidamada Daafaca wadanka Kenyaa oo ay soo xiganayaan warbaahinta Maxaliga ah ee Kenya ayaa sheegay in diyaarada dagaalka Kenya ay duqeyn la’eegteen xerooyin tababar oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkani Ka Daawo: G/K/Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadley Inuu Yahay...

The post Halkani Ka Daawo: G/K/Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadley Inuu Yahay Murashaxa Ku Tartamaya Jagada Madax Weyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani & Taariikhiisa (Vedio)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg – Deg Ah: Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad Ee Xisbiga UCID oo Geeriyoodey

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad Ee Xisbiga UCID oo mudooyinkii u dambeeyey ku xanuun sanayey Cisbitaal ku yaal Dubai ayaa ugu dambeyn Goordhaweyd Geeriyoodey sida uu xaqiijiyey Xoghayaha Warfaafinta...

View Article


Daawo: Odayaasha Degmada Xudun Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Isla Markaana Ku...

The post Daawo: Odayaasha Degmada Xudun Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Isla Markaana Ku Hanjabay Wacadna Ku Maray Inay Soo Ridayaan Diyaarado Sahan Ah oo Macdan Halkaasi Ka Sahaminaya Si Looga Qodo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Magacaabey Xoghayha Golaha Guurtida

Hargeysa(Awdalpress) Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan Ayaa waxaa uu maanta si rasami ah u magacaabey xoghayaha guud ee golahaasi yeelan doono ka dib markii xoghayahii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku...

Awdalpress(WASHINGTON DC) 07 Dec, 15–— Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku baaqay in dadka muslimiinta ah laga mamnuuco soo gelitaanka Mareykanka, inta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Miski Oo Wareysi Siiyey VOA

Awdalpress(WASHINGTON DC) 08 Dec,15–—Maxamed Cabdulaahi Xasan oo loo yaqaan “Miski” waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada ka badan 20-ka ee Soomaalida ah ee ka tagtay Gobolka Minnesota sannadihii 2007 ilaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Congress-ka Paul Ryan iyo Keith Ellison ayaa cambeereeyey hadalkii...

Awdalpress(WASHINGTON DC) 09 Dec, 15–—Wakiilka laga soo doorto gobolka Minnesota ee aqalka Congress-ka Mareykanka Keith Ellison oo muslim ah, ayaa soo saaray hadal qoraal ah, kadib markii musharaxa...

View Article

Faah faahino kasoo baxaya Qarax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Mogadisho (Awdalpress)Waxaa maanta qarax gaari nuuca raaxada loogu soo xiray Sargaal katirsan Ciidanka Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya uu ka dhacay Laamiga Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada ” Taangiyada iyo hubka Culus ay heestaan Kooxda Daacish oo la...

Baqdaad (Awdalpress) Taangiyada iyo hubka kale culus ee ku dagaalamaan Dagaalyahanada Daacish ayaa la ogaaday in ay yihiin hub ay soo saareen Dowlado waa weyn oo hada dagaal kula jira Kooxdaasi....

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live