Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka Champions League , C.Ronaldo & Messi...

Koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League oo la soo afjaray wareegiisii hore ayaa iminka waxaa iskugu soo haray 16-kooxood oo caan ah, halka kooxaha qaarkood awood looga reebay tartankaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaal “Mareykanka oo soo saaray Diyaarado dagaal oo nuucooda aan...

Ciidamada cirka ee dalka Mareeykanka oo in mudo ah tartan xoogan kula jira wadamada Ruushka iyo Shiinaha ayaa markaan waxeey soo bandhigeen awood cusub oo dalal badan cabsi galisay maadaama qadar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo Ruushka ku eedeeyey Xasuuqa shacabka Siiriya

Raysalwasaaraha Turkiga Ahmed Dovutoglu ayaa sheegay in Ciidamada Ruushka ay xasuuq iyo baro-kicin ka wadaan gobalka Latakiya ee waqooyiga dalka Siiriya. Raysalwasaare Dovutoglu oo Arbacadii shalay...

View Article

DF Somalia oo Malik Jones ku wareejineysa Sirdoonka Mareykanka

Mogadisho(Awdalpress)War lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa waxa uu xaqiijinayaan in sarkaal Ajnabi ah oo dhawaan kasoo goostay Al-Shabaab oo isku soo dhiibay DF Somalia in gacanta loo galiyaayo...

View Article

Dagaalyahano ka tirsan Daacish oo deegaankii ugu horeeyay ka qabsaday Al-Shabaab

Wararka naga soo gaarayo Degaanka Tuulo Barwaaqo oo hoostaga Dagmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Degaankaas ay la waregeen Ururka Daacish ee. Degaanka Tuulo Barwaaqo ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota qoyska reer Xaaji Barkhad Muude

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Annaga oo kala ah dadka magacaantoodu hoos ku qoranyihiin waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa qoyska reer Xaaji Barkhad  Muude iyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland oo Wadda Mooshin Sahlaya in...

Hargeysa(Awadalpress) Xildhinaanada golaha wakiilada ee Somaliland, ayaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo ay wadaan xildhibaano tiro badan oo ku wajahan mooshin ku saabsan in maayarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO CUSUB WAA KUMA AQOON YAHANAH SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL

  The post MUXAADARO CUSUB WAA KUMA AQOON YAHANAH SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL appeared first on Awdalpress.com.

View Article


Qarax Qasaaro kala duwan geystay oo lagu weeraray masjid ku yaala magaalada...

Waraka ka imaanaya magaalada Addis Ababa, ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay masjid lagu cibaadeysto oo halkaasi ku yaala. Qaraxa ayaa dhacay sida ay kusoo waramayaan dadka xili salaada khudbo...

View Article


Qarax Xoogan iyo dagaal maanta ka dhacay Magaalada Marka

Mogadisho (Awdalpress) Wararka aanu ka helayno Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay kolonyo gaadiid ah ay wateen...

View Article

Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo maanta lagu dilay Magaalada...

Mogadisho (Awdalpress) Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta xaafada Aargada ee Degmada Wadajir Gobolka Banaadir ku dileen Sargaal katirsanaa Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta dambi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninkii Gubay Maqaayad ay Soomaaliyeed ku laheed Mareykanka oo la amray in...

Washinton DC (Awdalpress) Ciidamada booliiska magaaladda Grand Forks ee Gobalka North Dakota ee dalka Maraykanka, ayaa baadi goob ugu jira nin la rumeesan yahay in uu ka dambeeyay dab dhawaan la qabad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

A Woman Writes To The IT Technical Support Guy

A Woman Writes To The IT Technical Support Guy Dear Tech Support, Last year I upgraded from BOYFRIEND 5.0 to HUSBAND 1.0 and I noticed a distinct slowdown in the overall system performance,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

California terror ‘recruiter’ behind bars in Somalia

The Somali-American refugee who investigators believe helped inspire the attacks on Garland, Texas, and San Bernardino, California, has turned himself in to authorities in Somalia, according to...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaliya Dr. A/salan X. Hadliye Oo Ka Waramay...

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaliya Dr. A/salan X. Hadliye Oo Ka Waramay Siyaasada Arimaha Digbada & Waxqabadka Dawladiisa The post Wasiirka Arimaha Dibada Soomaliya Dr. A/salan X. Hadliye Oo Ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil ay dhashay Saado Cali oo dacwad ka gudbiyay Dahabshiil

Awdalpress(Minisota) 12 Dec. 2015-Wiil ay dhashay fannaanaddii waynayd ee Saado Cali Warsame ayaa maxkamad la fuulaya shirkadda xawaaladda Dahabshiil oo uu ku eedeeyay inay lacag ku bixisay dilkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Wasiir Somaliland ah oo ka hadlay xadhiga Idaacada VOA in safirka USA...

Daawo: Wasiir Somaliland ah oo ka hadlay xadhiga Idaacada VOA in safirka USA ee Nayrobi kala hadlay Awdalpress.com The post Daawo: Wasiir Somaliland ah oo ka hadlay xadhiga Idaacada VOA in safirka USA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharraxa Madaxweyne Xigeenka Waddani Ambassodor Mohamed Ali Aw Abdi oo...

Awdalpress – Hargeysa – Waxa habeenkii xalay magaalada Hargeysa ka dhacday munaasabad aad loo soo agaasimay laguna soo dhaweeyey Dr. Qasim Sh. Ibrahim Tubeec oo ka mid ahaa shakhsiyaadka culayska weyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGYSIIS OGEYSII. Kulan Telefoon oo ay caawa ay yeelan doonaan bulshada bariga...

Dhammaanba waxa la wargelinayaa taageerayaasha musharraxa M/Xigeen ee xisbiga Waddani Ambassodor Mohamed ALi in laga soo qayb galo shir telefoonka lagu soo galayo, waxana lagala xidhiidhi doonaa:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xaflad lagu taageerayay musharaxnimada Amb. Maxamed Cali iyo...

Daawo: Xaflad lagu taageerayay musharaxnimada Amb. Maxamed Cali iyo Tanaasulka Dr.Qaasim Sh. Ibraahim u sameeyay… Xisbiga wadani Awdalpress.com The post Daawo: Xaflad lagu taageerayay musharaxnimada...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live