Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dalka Sucuudiga oo Iskoor cusub jabiyay iyo Dabaqa Dunida ugu dheer oo laga dhisayo (Daawo Sawirada) !!

$
0
0

jid_1

Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka ayaa noqotay magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Saudi Arabia oo laga dhisaayo Dabaqa Dunida ugu dhirirka badan kaas oo dhismihiisa uu ku bixi doono aduun lagu sheegay 1,2 Bilyan oo Dollar.
Dabaqaan casriga ah ayaa durbadiiba waxaa loo bixiyay magaca ah (King Dom Tower) wuxuuna jabiyay iskoor cusub madaama uu aad uga dhirir badan yahay Dabaqa ama sarta iminka heeysata Iskoorka dhirirka dabaqyada Caalamka waa Buji Khalifa oo ku taala magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta .

Boqortooyada dalka Sucuudiga oo xooga saartay dhismaha Dabaqaan cusub ee King Dom Tower ayaa waxaa dhismihiisa la bilaabay sanadkii 2014-ka wuxuuna dhamaan doonaa oo la furi doonaa bilowga sanadka 2020-ka . Dabaqyada Dunida ugu dhaa dheer ayaa waxeey ku kala yaalaan magaalooyinka Dubai , Shanghai , Hong Kong , Doha , New York City iyo Kuweit

jid_1

jid_2

jid_3

jid_4

jid_5

jid_6

jid_7

jid_8

The post Dalka Sucuudiga oo Iskoor cusub jabiyay iyo Dabaqa Dunida ugu dheer oo laga dhisayo (Daawo Sawirada) !! appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles