Hargeysa(Awdalpress) Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan Ayaa waxaa uu maanta si rasami ah u magacaabey xoghayaha guud ee golahaasi yeelan doono ka dib markii xoghayahii hore iska casilay xilkaasi isla markaana uu noqdey wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland . Gudoomiyaha ayaa waxaa oo xoghayaha golahaasi u magacaabey in uu noqdo Muddane Cabdinaasir Aadan Beegsi
The post Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Magacaabey Xoghayha Golaha Guurtida appeared first on Awdalpress.com.