Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Afar Maxbuus Oo Ay Xukuumada Somaliland Gacanta U Galisay Itoobiya

$
0
0

ilo codsday in aan la xusin magacooda ayaa u xaqiijiyey warbaahinta coldoon in xukuumada somaliland gacanta u galisay dawlada itoobiya afar qof oo magacyadooda lakalayidhaahdo :

1 .khadar axmed aw aadan
2 .Cismaan maxamed cabdi wayd
3 .Ibraahin carab
4 .Cabdi fataax shekh maxamed
Dhiibista xubnahaas ayaa dhacday todobaadkan lagu jiro iyada hadiyad qaali ah looga dhigay wafdigii dawlad degaanka soomaalida itoobiya oo maalmihii la soo dhaafay u joogay xuska maalinta qoomiyadaha itoobiya , wafdigaas oo uu hogaaminaayey wasiirka ganacsiga DDSI .
Warbaahita coldoon aya sidoo kale heshay sawir la sheegay in uu leeyahay mid kamida afartii gacanta u galay itoobiya oo lagu magacaabo Ibraahin carab.
Source: Coldoon .com

The post Afar Maxbuus Oo Ay Xukuumada Somaliland Gacanta U Galisay Itoobiya appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images