Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shirka Wakiilada Somaliland U Jooga Dalalka Caalamka Oo Hargeysa Lagu Soo Gunaanaday Iyo Dareenka Ku Xeeran?..

$
0
0

madiinaHargeysa(Awdalpress)  shir shan cisho uga socday wakiilada somaliland ay sheegtay in ay u joogaan dalalka caalamka ayaa lagu soo gunaanaday magaalada hargeysa ee xarunta Somaliland .

waxaa madashaasi ka hadalay siyaasiyiinta xisbiyada Somaliland iyo qaar ka mid ah wakiilada shirka loo soo xidhay kuwaasi oo dhamaantood ka soo jeeda Deegaanada gobolada dhexe ee Somaliland, kulankani oo aanay goob joogayaal ka ahayn siyaasiyiinta beelaha darafyada ee masraxa siyaasada somaliland ku jira ayaa u muuqday mid beesha dhexe isku isbahaysatay isla markaasina lagu dardar galinayo siyaasada arimaha dibada Somaliland oo god ku dhacday tani markii siilaanyo xilka madaxweyne qabtay  isla markaasina lagu xod xodanayo deeqa caalamku siiyaan Soomaaliya gaar ahaan Maamulada muqdisho iyo Garoowe  .

The post Shirka Wakiilada Somaliland U Jooga Dalalka Caalamka Oo Hargeysa Lagu Soo Gunaanaday Iyo Dareenka Ku Xeeran?.. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images