berbera(Awdalpress) tuulada abdaal oo ka tirsan degmada berbera ee gobolka Saaxil ayaa maanta ka dhaceen mudaharaad lagaga soo horjeedo taliyihii ciidamada birmadka ee gobolka saaxil oo shalay askarigiisii ku toogtay degmada berbera
Halkan Ka Daawo :
The post Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Tuulada Abdaal Ee Gobolka Saaxil appeared first on Awdalpress.com.




