Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Jaray meel kasta oo ay dunida ka joogaan

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Dhammaanta reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diyaraan qoyskii uu ka baxay Marxuum Omer Cisman Jaray. Oo  maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Wajaale. Waxanay Ilaahay uga baryayaan marxuumka in uu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo, eheladiisii iyo asxaabtiisiina uu samri iyo iimaan ka siiiyo.

 

Aaammmiinn Aaammiinn.

The post Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Jaray meel kasta oo ay dunida ka joogaan appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images