
Shir Jaraa’id Oo ay Maanta Ku Qabteen Hargeisa Waxgaradka & Indheergaradka ka soo Jeeda Beesha Dilla ayay Ku Sheegeen Cabasho iyo Cadaalad Daro Aw ku Hayo Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud Professor Saleebaan Agoontii Ka Hadhey Shide Axmed Warsame.
The post Waxgarad & Indheergaradka Ka soo jeeda Degmada Dilla Oo Si weyn Uga Cawday Gudoomiyaha Jamacada Camuud Professor Saleebaan Cadaalad Daro uu ku hayo Agoontii Ka Hadhey Shide Axmed Warsame appeared first on Awdalpress.com.




