Boorama(Awdalpress) Madaxa dhulka iyo gaadiidka Jaamacada Camuud siciid nuuriye ayaa ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey masuuliyiinta jaamacada Camuud waxaanu hoosta ka xaqiiray in aan jaamacadu xadhig kula kicin cabdiraxman shide ee sharcigu xidhay
Halkan Ka Daawo :
The post Madaxa Dhulka iyo Gaadiid Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedeymo Loo Soo Jeediyey Jaamacada Camuud appeared first on Awdalpress.com.






