Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Marwada M/weynaha Somaliland Oo Boorama Soo Gaadhay

$
0
0

Amina-warisBoorama(Awdalpress) marwada madaxweynaha Somaliland marwo Aamina waris ayaa saaka abaaro 9:30  soo gaadhay xarunta Gobolka Awdal ee magaalada Boorama halkaasi oo ay kormeer ku soo martay xarumo caafimaad ee ku yaala degmada dilla iyo Boorama isla markaasina la filayo in dhagax dhigto mashaariic laga hir galinayo magaalada Boorama xili madaxweynaha dalka mashaariic badan oo uu dhagax dhigay aan ilaa hada la fulin .

booqashada Amina waris ee Boorama ayey ku hoos duugan tahay olole siyaasadeed iyo taageero ay u raadinayso xisbiga talada haya Ee KULMIYE oo dhexdiisa kala daatay.

la soco muuqaalka booqashada marwada madaxweynaha ee Boorama mar dhaw.

The post Marwada M/weynaha Somaliland Oo Boorama Soo Gaadhay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images