Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gudida Deegaanka Camuud Oo Ka Hadashay Khilaafka Ka Dhex Aloolsan J.Camuud iyo Qoyska Ilma Shide

$
0
0

ggggggggggggggggggggggggBoorama(Awdalpress) gudida deegaanka camuud ee degmada Boorama oo uu gadhwadeen ka yahay gudoomiyaha deegaankaasi mawliid yaasiin muuse ayaa ka hadalay xiisada ka dhex aloosan masuuliyiinta jaamacada camuud iyo qoyska ilma shide oo ka mid ah qoysaska degan deegaanka camuud ee ay ku taalo jaamacada camuudi .

gudida ayaa sheegay in xoriyadiisa loo soo celin doonta maanta cabdiraxmaan shide taasi markii dambe laga soo daayey jeelka magalada Boorama

Halkan Ka Daawo :

The post Gudida Deegaanka Camuud Oo Ka Hadashay Khilaafka Ka Dhex Aloolsan J.Camuud iyo Qoyska Ilma Shide appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images