FAALO: Wallow ay siyaasadu leedahay dano joogto ah ee aanay lahayn saaxiibnimo joogta ah , waa suldaanka guud ee Beelaha Gadabursi suldaan saleeban cali xiligii lagu soo dhaweeyey deegaanada Boon iyo quljeed ka dib markii ay ku soo guulaysteen dhaarintii xildhibanadii golaha deegaanka degmada Saylac taasi oo muran badan ka dhex dhalisay beelaha Somaliland wada dega .
sidoo kale waa soo dhaweyntaasi ka muuqda xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee beesha madaxweyne ku xigeenka oo hareera socda suldaanka iyaga oo aad ugu mahad celinaya doorka uu ka qaaday iyo masuuliyada uu dusha u ritay .
The post Dib U Milicso Doorka Beelaha Bariga iyo Koonfurta G/Awdal Ku Lahaayeen Dhaarintii Maayirka Saylac appeared first on Awdalpress.com.