Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Itoobiya Oo La Geeyey Kismaayo

Ciidamo gaaraya ilaa 250 askari oo hordhac ah oo ka socda dalka Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa soo gaadhay magaalada Kismaayo. Ciidamada Itoobiyaanka ee la geeyey magaalada Kismaayo...

View Article


Al-Shabaab oo Weerar Qasaaro geestay mar kale ka fulisay gudaha dalka Kenya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay galinkii dambe waxa ay weerar culus ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada Kenya xili ay marayeen deegaanka Milimani oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof Axmed ismaaciil Samatar iyo Heesta Sanad Waliba Hoodiyo

The post Prof Axmed ismaaciil Samatar iyo Heesta Sanad Waliba Hoodiyo appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaal: Warbixin Xiiso leh Oo Ku Saabsan Aasaaskii Jaamacadda Camuud Ee...

The post Muuqaal: Warbixin Xiiso leh Oo Ku Saabsan Aasaaskii Jaamacadda Camuud Ee Sannadkii 1998 appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Badhasaabka Cusub Ee G/Saaxil Oo Xiligii La Wareegay iyo Ramaax Oo Ka...

Berbera(Awdal) ka dib markii uu xilkii isaga tagay wasiirkii ugu cuslaa xukuumada siilaanyo ee xirsi xaaji cali xasan ayaa waxaa si dedab xilkii iyo galaan galihii madaxtooyada la wareegtay marwada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Ansixiyey Miisaaniyada Dalka Ee 2016

Hargeysa(Awdalpress) golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyada sanadka 2016 ee dalku ku shaqeyn doono iyaga oo qodobana la soo jeediyey . The post Golaha Wakiilada Somaliland Oo La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia housing boom as Mogadishu emerges from ashes of war

Mogadishu (AFP) – Somalia’s elegant colonial villas were left in ruins by two decades of street fighting among warlords, and the seaside capital Mogadishu was dubbed the most dangerous city in the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaaji Cabdiwaraabe(Dastuurkii Somaliland) Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dubai

Hargeysa(Awdalpress) xaaji cabdiwaraabe oo shacabka somaliland badankiisku ugu yeedhaan dastuurka socda ee dalka ayaa xaalad caafimaad loogu qaaday dalka imaaraadka carabta . The post Xaaji...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

200 Askari Oo Ciidanka Itoobiyaha Kana Tirsan Amison Oo Soo Gaadhay Kismaayo

kismaayo(Awdalpress) 200 oo askari oo itoobiyaan ah isla amarkaasina ku biiri doono ciidamada Amison ee ka hawl gala maamul goboleedka Jubland ayaa maanta soo gaadhay xarunta maamul goboladeedkaasi ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Diiwaan Galinta G/Awdal Oo Shaqadii Joojisay Ka Dib 7 Biloow Oo...

Boorama( Awdalpress) shaqaalaha diiwaan galinta ee ka hawl gali xafiiska Maamulka Gobolka Awdal ayaa shaqadii joojiyey ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen in aanay miishaar qaadan 7 biloow ee ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Loo Qabtay Dhamaadka Koobka Kubada Cagta Ee Ardayda Jaamacada Camuud

The post Xaflad Loo Qabtay Dhamaadka Koobka Kubada Cagta Ee Ardayda Jaamacada Camuud appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Beesha M/ku Xigeenka Somaliland Oo Dhaliil U Soo Jeedisay Komishanka Dalka

Boorama( Awdalpress) shakhsiyaad suuqa laga soo ururiyey oo ka soo jeeda beesha madaxweyne ku xigeenka Somaliland cabdiraxman cabdilaahi saylici isla markaasina uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dib U Milicso Doorka Beelaha Bariga iyo Koonfurta G/Awdal Ku Lahaayeen...

FAALO:  Wallow ay siyaasadu leedahay dano joogto ah ee aanay lahayn saaxiibnimo joogta ah , waa suldaanka guud ee Beelaha Gadabursi suldaan saleeban cali xiligii lagu soo dhaweeyey deegaanada Boon iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Yemen Oo Dalka Soomaaliya Uga Mahad Celisay Siday U Soo Dhaweysay...

badhtamaha mid ka mid ah magaalooyinka yemen ayaa waxaa lagu dhajiyey boodh weyn oo calanka Soomaaliya iyo madaxweynaha Somaliya ku Qoran Yihiin isla markaasina reer yemeneed ugu mahad celinayaan sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuwama ? Gudoomiyayaashii Komishanka Doorashooyinka Ee G/Awdal Soo Mara ?

Faalo: Tani iyo markii talada uu hayay  xisbigii Udub ee madaxweyne daahir riyaale kaahin waxaa masuuliyiinta komishanka doorashooyinka soo maray laba masuul oo ka soo jeeda beesha maxamed case ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bahrain calls for Iranian diplomats to leave Bahrain within 48 hours

Bahrain calls for Iranian diplomats to leave Bahrain within 48 hours The post Bahrain calls for Iranian diplomats to leave Bahrain within 48 hours appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bahraini cuts its diplomatic ties with Iran

MANAMA (Awdalpress): A Bahraini government minister said Bahrain is severing its diplomatic ties with Iran. Media Affairs Minister Isa Al-Hamadi made the announcement, according to news agencies....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

44 Terror Suspects Arrested

RIYADH(Awdalpress):An operation by the special authorities against those linked to terrorism recently resulted in the arrest of 44 suspects. During the Dec. 23-31 operation, security forces arrested...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bahrain, Sudan and United Arab Emirates Join Diplomatic Feud Against Iran

A demonstration in Tehran on Monday against Saudi Arabia, after the kingdom cut ties with Iran TEHRAN — Three Sunni-led countries joined Saudi Arabia on Monday in severing or downgrading diplomatic...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Federaalka Somalia Oo si cad ula safatay dawladda Sacuudigu mawqifka...

MUQDISHO—War murtiyeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somalia ayaa lagu cambaareyey weerarkii shalay lagu qaaday safaaradda dalka Sucuudiga ee magaalada Tehran iyo dhismaha...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live