Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iran Oo Cambaareysay Xidhidhka uu Saudigu u jaray

TEHRAN—Iran ayaa cambaareysay tallaaba ay Sacuudigu ugu jareen xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeyey labada dal, waxaana ay sheegtay in ay taasi xiisad ka hurin dooto gobolka. Afhayeen u hadlay...

View Article


Fashil iyo foolxumo weyn ayaa ka soo fool leh komishanka diwaangalinta ee...

Fashil iyo fooxumo weyn ayaa ka soo fool leh komishanka diwaangalinta ee Awdal + Salel isku beel ahaanshaha xubnaha matalaya + falcelinta dadweynaha ( Dhibta jirta + Fursadaha + Xalka) Dr.khadar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka oo xidhay saldhig diyaaradaha Drones oo uu kulahaa dalka Itoobiya...

Awdalpress-05,01,2016-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la xidhay saldhig ay ku laheyd koonfurta dalka Itoobiya oo loo isticmaali jiray howlgallada diyaaradaha drones-ka ee lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO : Reer Sool Maxay Ku Yidhaahdeen Faysal Cali Waraabe?

laascaanood(Awdalpress) Odayo ka mid ah waxgaradka reer sool ayaa hadallo kulul iyo runba isugu jira shaaca qaaday Faysal cali waraabe oo booqasho ku tagey gobolkaasi. Waxana ay si cad ugu sheegeen in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo dhaweynta Musharraxa u tartamaya M/xigeenkeenka Waddani Mudane Amb....

Awdalpress – Hargeysa – Waxa maalmahanba si weyn looga dareemayaa magaalooyinka Hargeysa, Borama, Gebilay iyo inta u dhaxaysa qaban qaabada soo dhaweynta Musharraxa u taagan jagada Madaxweyne ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo Laga Heley Meydadka 36 Ruux

Saraakiil ayaa Talaadadii soo saaray meydadka 36 ruux oo muhaajiriin ah, kuwaas oo ay ku jiraan caruur ku qaraqmay xeebaha dalka Turkiga kadib markii doonidii ay ku safrayeen kula qallibantay badda u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo of The Year 2015

:Photo of The Year 2015 Head of guidance and counselling at Garissa University College consoles students at the university where al-Shabaab militants killed at least 147 people on April 2, 2015. The...

View Article

Taliyaha ciidamada dowlada: Sanadkan 2016 waa in Soomaaliya laga waayo meel...

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jeneraal  Maxamed Aaden Axmed ayaa  xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Taliyaha iyo saraakiisha AMISOM...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Malaysia Bad Casaan Noqotay

Daawo bad isku rogtay guduud qaybo ka mid ah dalka Malaysia kadib markii biyihii roobka ay dhaqen goobaha macdanta laga qodo. Malaysiga ayaa hadda ah dalka ugu wayn ee macdanta bauxite u dhoofisa dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Govt Accuses WFP of Undermining Country’s Agriculture Industry

MOGADISHU (Awdalpress) – Somalia’s government has accused the United Nations’ World Food Programme (WFP) of coinciding its food aid distributions to the country’s harvest period; a scenario which it...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HADLIYE: Ma jiraan Dublamaasiyiin Iiraaniyiin Ah Oo Aanu Niri Baxa Xiriirkii...

Arbaco, Janaayo 06, 2016 (Awdalpress) — Wasiirka arrimaha dibadda Somalia C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay xukuumadda Saudi Arabia qaadday, isagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo Soomaaliya ka Hirgalinaya Saldhig Milatari

Mogadisho (Awdalpress) Emel Tekin oo ah madaxa wasaarada arimaha dibada dowlada Turkiga ee masuulka ka ah howlgalka Soomalaiya ayaa qirtay in dowladeedu ay Saldhig Military ka dhisayso magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midawga Yurub Oo Hoos Udhigay Xafiiskoodii Hargaysa, Halkay Muqdisho Uga...

Hargeysa(Awdalpress)-Midowga Yurub ayaa hoos u dhigid rasmi ah ku sameeyay xafiiskooda Hargeysa ee laga maamulo hawlaha midowga Yurub ee Somaliland. Sida uu Geeska Afrika, ku helay warar xogogaala,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Musharaxa Jamhuuriga Donald Trump Oo Sheegay In Muslimiinta Iyo...

Washington, (Awdalpress/Euronews):- Donald Trump Milyaneerka Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ugu Sharaxan, doorashada madaxtinimada dalkaas, ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihii doorashada, waxaanu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO:Dood Adag Oo Oo Ku Saabsan Go,aanka Somaliland Ka Qadatey Dadka...

Halkan Ka DaawoDood Adag Oo Oo Ku Saabsan Go,aanka Somaliland Ka Qadatey Dadka Dalkeeda Kusoo Gala Fiise La,aanta. The post DAAWO:Dood Adag Oo Oo Ku Saabsan Go,aanka Somaliland Ka Qadatey Dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Somaliland Oo U Jawaabtay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI

The post Xukuumada Somaliland Oo U Jawaabtay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI appeared first on Awdalpress.com.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal Muqdisho Ku Dhexmaray Ciidamo Ka Wada Tirsan Dawladda Soomaaliya

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhimatay dagaal maanta magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya. Dagaalkan ayaa ka dhashay dhul la isku haysto oo ay booliska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Korea-da Woqooyi Oo “Tijaabisay H-Bomb”

Korea-da Woqooyi ayaa arbacada sheegtay inay “Si guul leh” u tijaabisay bam haydorojiin ah, tallaabadaas oo ay si kulul u cambaareeyeen hoggaamiyayaasha caalamka. Ku dhowaaqista arrintan oo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ethiopia: Mareykanka Oo Xiray Saldhig Drone

WASHINGTON DC—Dowladda Mareykanka ayaa joojisay inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ama drone-ka ee ay u adeegsato ololaheeda ka dhanka ah mintidiinta Soomaaliya iyo Yemen kasoo duuliso Koonfurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka celisay hadal shalay G/xigeenka...

Daawo: Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka celisay hadal shalay G/xigeenka xisbiga wadani Mr. Axmed Seed uu ku Dhaliilay xukuumada Siilaanyo Awdalprees.com The post Daawo: Madaxtooyada Somaliland oo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live