NICHOLAS KAY: Waxaan ku talinayaa in 2016-ka lasii wado Howlgallada ka dhanka...
Arbaco, December 30, 2015 (Awdalpress) — Ergaygii Qaramada Midoobay ee Somalia, Danjire Nicholas Kay ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho, iyadoo xilliga shaqadiisu ay ku eg-tahay Khamiista berri ah,...
View ArticleMarwo Aamina Waris Oo Socdaal Shaqo Ku Timiday Boorama iyo Dareenka Ku Xeeran.
Boorama(Awdalpress) Marwo Amina Waris oo ah marwada koowaad Somaliland ayaa socdaal shaqo ku timiday magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal isla markaasina waxay ku kormeer ku tagtay cusbitaalka...
View ArticleDaawo :Codsigii Maayirka Boorama+Difaacii Ramaax Iyo Jawaabtii Marwada...
Faalo : Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorama maxamed xuseen maydhane ayaa ka codsaday marwo Aamina waris oo socdaal shaqo ku joogtay magaalada Boorama isla markaasina ay si wada jir ah u dhagax...
View ArticleArday Soomaaliyeed oo kaalimaha hore ka galay Imtixaanadii dugsiyada...
Khamiis, December 31, 2015 (Awdalpress) — Iyadoo shalay la shaaciyay natiijada Imtixaanka dugsiyada hoose/dhexe ee Kenya (KCPE), ayaa waxaa si toos ah loo shaaciyay magacyada iyo Dhibcaha ay heleen...
View ArticleMagaalo Caan ah oo kutaala Yurub oo Caawa laga joojiyay Dabaal dega Sanadka...
Brussels (Awdalpress) Magaalada Brussels ee caasimada wadanka Belguim ayaa caawa fagaarayaasha waa weyn ee kuyaala magaaladaasi aan lagu qaban doonin wax munaasabad ah oo loogu dabaal degayo sanadka...
View ArticleImisa Wariye Ayaa Sanadkan Lagu Dilay Somalia (Warbixin)
Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Saxafiyiinta Caalamka ee CPJ ayaa soo saaray warbixin sanadeedkiisii, wuxuuna sheegay in sannadkan sii dhammaanaya ee 2015 dunida lagu dilay illaa 69 saxafi, halka...
View ArticleIFJ Shocked By The Attempted Murder Of The Secretary General Of Its Union In...
The International Federation of Journalists (IFJ) has strongly condemned the attempted murder yesterday in Mogadishu of Omar Faruk Osman, Secretary general of its member union in Somalia, the National...
View ArticleWarbixin: Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Soomaliya & Caalamka 2015
The post Warbixin: Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Soomaliya & Caalamka 2015 appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleJabuuti: Xildhibaano Gadood Sammeeyey
JABUUTI— (Awdalpress) Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaradka ah ee Djibouti ee USN ayaa ka baxay fadhigii loo dhamaa ee golaha Baaralamanka Djibouti ay isugu yimaadeen. Xildhibaanadan ayaa sheegay in...
View ArticleXisbiga Waddani Oo Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Xisbiga WADDANI Ee Heer...
Hargaysa(Awdalpress) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa manta magacaabay gudida diiwaangelinta xisbiga ee Heerqaran. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu oo uu ku saxeexanyahay...
View ArticleSiciid Sulub Oo Ka Hadlay Magacaabista Danjire Cawil, Lana Waydiiyay Inuu...
Hargeysa (Awdalpress)-Wasiirkii Hawlalha Guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed oo haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko xilkii uu...
View ArticleBadhasaabka Gabiley Oo Si Sheegay In Gobolnimada Gabiley Looga Fadhiyo...
The post Badhasaabka Gabiley Oo Si Sheegay In Gobolnimada Gabiley Looga Fadhiyo Xisbiga WADANI appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleJamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In La Xaliyay Khilaafkii Udhexeeyay Isaga Iyo...
The post Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In La Xaliyay Khilaafkii Udhexeeyay Isaga Iyo Faysal Cali Waraabe appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleDawlada Jarmalka Oo Ka Cabsi Qabta Weeraro Dalkeeda Ka Dhaca & Ammaanka...
Booliska magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa dad badan ka saaray xarumo tareenadda laga raaco kadib markii ay soo baxday digniin la xariirta in la weeraro xarumahaas. Wasiirka arrimaha gudaha...
View ArticleSirdoonka Soomaaliya oo sheegay inay ka hortageen Weerar Xalane lagu soo...
Warar isa soo taraya oo aanu ka helnay Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegaya inay ka hortageen Weerar lagu soo qaadi rabay Xarunta ugu weyn Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM Ee Xalane....
View ArticleQalanjadii Qarashka Diidday! (Sheeko Xiiso leh)
Wuxuu arkay iyada oo meel is ka maraysa, oo laafyaha tuuraysa, oo diraca iyo googaradda hadba dhinac ka qabanaysa. Waa wiil sawir-qaade ah, una shaqeeya mid ka mid ah shirkadaha ugu caansan ee wax...
View ArticleDawladda Ethiopia Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Joojisay Fiisooyinkii Ay...
Safaaraddu Waxay Sida Ku Sheegtay Qoraal Wergelin Ah Oo Lagu Daabacay Gidaarka Dhismaha Safaaradda Hargeysa (HALBEEG)– Qunsuliyadda dawladda Ethiopia ku leedahay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Oo Beesha Uu Ka Soo Jeedaa U Sameysay Casho Sharaf Iyo...
The post Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Uu Ka Soo Jeedaa U Sameysay Casho Sharaf Iyo Hadalo uu Ka Jeediyey appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleM/waynaha DDSI iyo Wefti Heer Fedraal ah oo socdaal ku tegay gobolka Sitti oo...
Shiniile(Awdalpress)01 Jan.2016– , Wafti balaadhan oo iskugu jira heer deegaan iyo heer faderaal oo uu hogaaminayey madaxwayanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar kuna wehilinayo wasiirka wasaarada...
View ArticleMaansada “Sanadka Cusub ”…By Bashiir Goth
Maansada la yidhaahdo “New Year” waxay soo baxday 1984 oo aan ku salaamay sannadkaa. Haddaba muddadaa dheer dabadeed baan dib u milicsano in waayaha Afrika halkii uun taagan yahay oo aan sannaduhu...
View Article