kismaayo(Awdalpress) 200 oo askari oo itoobiyaan ah isla amarkaasina ku biiri doono ciidamada Amison ee ka hawl gala maamul goboleedka Jubland ayaa maanta soo gaadhay xarunta maamul goboladeedkaasi ee kismaayo kuwaasi oo badalay 200 oo ciidan oo dalka siiraaliyoon oo dalka ka tagay sanadkani horaantiisii .
The post 200 Askari Oo Ciidanka Itoobiyaha Kana Tirsan Amison Oo Soo Gaadhay Kismaayo appeared first on Awdalpress.com.