Boorama( Awdalpress) shaqaalaha diiwaan galinta ee ka hawl gali xafiiska Maamulka Gobolka Awdal ayaa shaqadii joojiyey ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen in aanay miishaar qaadan 7 biloow ee ay shaqeynayeen .
sidoo kale shaqaalahani ayaa ka shaqeynayey qaybinta kaadhka dhalashada Somaliland waxaanay sobabtay in shacabkii kaadhka soo doontay ay imadaan goobtii shaqadu ka socotay oo xidhan .
Halkan Ka Daawo:
The post Shaqaalaha Diiwaan Galinta G/Awdal Oo Shaqadii Joojisay Ka Dib 7 Biloow Oo Miishaar La’aan Ah appeared first on Awdalpress.com.