Daawo: Haweenka BURDi ee degen Jidda oo Deeq ay soo direen Amoudfoundation gaadhsiisay Cusbataalka dhimirka ee Boorama…Haweenkaasi BURDI ayay u ducaynayaan Bukaanada ku jira Qaybta dhimirka ee cusbataalka Boorama.. Hoos ka Daawo
Vedioga Hoosana ka Daawo Warkii SOMSAT TV ee ururka haweenka Burdi ee JIDDA soo direen…