Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Daawo: Deeq ka timid qurba joogga reer Awdal ee UK oo loogu tala galay dadka...

Daawo: Deeq guryahooda lagu gaadhsiiyay Dadka Laxaad la’a ee Boorama oo ka timid Muwaadin reer UK ah iyo Fowsi Sh C/raxmaan Warfa oo u qaybiyay dadkaasi guryahooda bisha ee Ramadaanka ee gaba gabada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Haweenka BURDi ee degen Jidda oo Deeq ay soo Marsiiyeen Hay’adda...

Daawo: Haweenka BURDi ee degen Jidda oo Deeq ay soo direen Amoudfoundation gaadhsiisay Cusbataalka dhimirka ee Boorama…Haweenkaasi BURDI ayay u ducaynayaan Bukaanada ku jira Qaybta dhimirka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaybtii 3aad; Socdaalkaygii Addis Ababa, JigJiga, Aw Barre, Borama iyo Hargeysa.

Sheekadii taxanaha ahayd ee socdaalkagyii  Addis, Jigjiga, Aw Barre, Borama iyo Hargeysi waxa ay innoo maraysey, markii aan soo galay magaalada Aw Barre iyo muuqaalkii aan ku arkay. Baaxadda magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shabakada Awdalpress waxay Idin leedahay Ciid Wanaagsan, Hoos ka dhegayso...

Shabakada wararka ee Awdalpress waxay idin leedahay Farxada Ciidal FIDRIGA Awgeed, Dhamaanba Umaddaha Islaamka ee kala jooga Daafaha Aduunka Ciida wanaagsan, Ciidan ciideeda ku gaadha,nabadgelyo,...

View Article

(Reer Nuur Afar Dameer oo la rartay way iska fogeeyeen)…odhaahdaasi waa gaf...

(Reer Nuur Afar Dameer oo la rartay way iska fogeeyeen)…odhaahdaasi waa gaf ummad dhan laga galay. Maqaal loogu magac daray weedha xaydaaban ee kor ku xusan ayaa mawduuc u ahayd maqaal lagu soo qoray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH:- Diyaarad laga leeyahay Itoobiya oo Garoonka Muqdisho ku...

Awdalpress – Muqdisho -Diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa lagu soo waramaayaa in haatan ay ku gubanayso garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay...

View Article

Diyaarad hub sidday oo ku qaraxday Aadan Cadde Airport

Awdalpress – Muqdisho – Diyaarad sidday hub, ayaa goor dhow oo saakay ku qaraxday garoonka diyaaraha Adan cadde ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa barkulan uu sheegay in diyaaraddu ay qaraxday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Kenya oo dib u eegtay khatarta ka iman karta haddii ay Kismaanyo ka...

Awdalpress – Nairobi – Kaddib shirkii lagu qabtay dhawaan magaalada Kampala ee dalka Uganda ee laga soo saaray go’aanno ay ka mid ahaayeen in ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo ay ka baxaan dekadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qudabaddii Ciidda ee Ahmed Siilaanyo iyo Shirka Brussels ee looga yeedhay oo...

Awdalpress – Hargeysa – 8/08/13 – Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo oo maanta salaaddii Ciidul fitriga kula tukaday dadweynaha reer Hargeysa Garoonka Kubadda Cagta Xawaadle ee...

View Article


Barnaamijkii salaamaha Ciida ee Borama iyo Masuuliyiinta iyo Dadweynaha...

Daawo:Barnaamijkii salaamaha Ciida ee Borama iyo Masuuliyiinta iyo Dadweynaha Tahniyada diraya sida Amoudfoundation iyo Warkii Somsat Tv ee Ciida iyo wasiiradii Ciida yimid Boorama Hoos ka Daawada…...

View Article

Kornayl Darajadiisa DABLE loo dalacsiiyay Somaliland oo ahaa Taliyihii...

Awdalpress(Borama) 09 Aug, 13– Laba maalmood ka hor ayay ahayd markii maamulka Somaliland bixiyay darajooyinka Ciidamada kala duwan Somaliland oo gaadhaya 10 kun oo Askari oo laga dhigay Dable ilaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Muqdisho oo dib u hawlgalay iyo diyaarado Rakaab oo maanta ka degi...

Awdalpress(Muqdisho) 10 Aug,13–Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa caawa fiidnimadii dib u billaabay howlahiisa, kaddib markii ay maanta ku burburtay diyaarad la sheegay in...

View Article

Daawo:Diyaarada ku Burburtay Garoonka Muqdisho iyo qaabka Dabdamisku ugu...

Daawo:Diyaarada ku Burburtay Garoonka Muqdisho iyo qaabka Dabdamisku ugu gurmadeen, Halkuuse ku dambeeyay Dabdamiskii Boorama ma isweydiisay in uu Saldhiga Booliska ku xidhan yahay !

View Article


Qaybtii 5aad; Sheekadii socdaalkayga Addis, JigJiga, Aw Barre, Borama iyo...

Bal in yar aan dib ugu noqdo socodkii hore iyo dhulkii aan soo maray markii aan ka soo baxay dhinaca JigJiga. Xasaadin, Haroorays, Gobyar iyo dhulka quruxda badan ee u dhexeeya Jig Jiga iyo Aw Barre...

View Article

Barnaamijkii ciidda ee Universal TV ka baxay, oo la yaab leh nala daawada.

Maxaa ku qarsoon cajaladdan, waa fashaxaniinstihii Amin Caammir, oo hees la qaadaya siyaasiyiinta Xasan Sh. Maxamud, Faroole, Faysal Cali Waraabe, Jawaari iyo Ahmed Siilaanyo. Waxa kale oo aad ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga darajo-bixinta ee Somaliland oo iska fogeeyay Eedo loo Jeediyay

Awdalpress(Hargaysa) 10 Aug, 13–Guddiga darajo-bixinta ciidanka ee maamulka Somaliland ayaa maanta iska fogeeyay eed loogu jeediyay qaabkii ay u bixiyeen darajooyinka ciidanka oo ka timid qaar ka...

View Article

Kenya oo diidday wareejinta dekedda Kismaayo iyo Puntland oo dib ugu celisay...

Awdalpress(Nayrobi) 10 Aug, 13–Dowladda Kenya ayaa diidday baaqyo loo diray ciidankeeda jooga Kismaayo oo ku saabsanaa inay dekedda iyo garoonka Kismaayo ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya. Taas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota ehelada Reer Sh. Abdillaahi Sh. Muuse

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba qoyska reer Sheekh Cumar Good ee gudaha dalka  iyo dibaddaba kala joogaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Allaha u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qofkii u xiiso qaba inta qabiilkiisa kaga jirta saraakiisha Somaliland ee...

Awdalpress – Hargeysa – Darajooyinka Ciidanka Somaliland ayaa la qaybiyay,  hormadii ugu horreeysey ee soo baxday ayaa dad badani waxa ay uga biyo diideen markii ay dhinaca qabiilka ka eegeen. Laakiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Ha’yadda Qurbo-jooga

August 12th, 2013 Comments Off AWDALPRESS - HARGEYSA– 12/08/13 Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yadda Qurbo-jooga...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live