Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH:- Diyaarad laga leeyahay Itoobiya oo Garoonka Muqdisho ku gubaneysa

$
0
0

newsAwdalpress – Muqdisho -Diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa lagu soo waramaayaa in haatan ay ku gubanayso garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay qasaare.

Diyaaradaan ayaa xilli ay damacsaneyd inay soo degto waxaa la sheegay in garabka ay si lama filaan ah ugu dhufatay dhulka, waxaana halkaasi ku bilaabmay gubashadeed.

Waxaa la xaqiijiyay Dhimasha 5 qof Itoobiyaan ah, kuwaa oo diyaaradaan la socday, welina lama haayo warar faah faahsan oo arrintaa ku saabsan.

Dhacdooyinka.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles