Dhammaanba qoyska reer Sheekh Cumar Good ee gudaha dalka iyo dibaddaba kala joogaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistee Maxamed Sheekh Cabdillaahi Sheekh Muuse iyo wiillkiisii Cumar Maxamed Sheekh Cabdillaahi oo maalintii Axaddi lagu aasay dalka Imaaraadka Carabta ka dib markii gaadhi jiidhay.
Waxan ilaahay uga baryeynaa carruurta dhaawaca ah in Eebbe caafimaad degdega ah siiyo.
Tacsida waxa diraya:
Sh. Abiibakar Sh. Cumar Good
Bashir Sh. Cumar Good
Axmadweli Sh. Cumar Good
Harawe Sh. Cumar Good
Rabiica Sh. Cumar Good
Xamse Sh. Cumar Good
Hasshim Sh. Cumar Good
Hooyo Sheekha Raxma Cige Dirir
Eebbe naxariistii janno ha ka waraabiyo, eheladoodiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.