Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Adoo Hoota ah oo Hadhaadiya oo hirdana badan Lo’daka Horow ( Horteed) ha la...

Inta aanan nuxurka qoramadan u guda galin an qaar ka mid erayada weedha cinwaanka wax yar sharaxaad ka bixiyo; waxa laga yaabaa in an dad badani fahmi waayaan;waayo, waa suugaan ay dadka galbeedka ee...

View Article


Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo sheegay in dowladdiisu aanay oggolaan...

Awdalpress(Muqdisho) 28 July 13–Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday milkiileyaasha warbaahinta gudaha inay ilaaliyaan xuquuqda suxufiyiinta Soomaaliyeed, isla markaana ay siiyaan mushaaraadkooda....

View Article


Xildhibaanno Turkey ah oo booqday dhaawacyo la geeyay Ankara

Awdalpress(Ankara) 29 July 13–Xildhibaanno ka tirsan baarlamanka dalka Turkiga ayaa maanta isbitaalka Ankara ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Sabtidii lagu qaaday xarunta shaqaalaha safaaradda...

View Article

Sh Xuseen Nuur oo ku guulaystay Shahaadada Macalinka ugu wanaagsan dhigista...

Sh Xuseen Nuur oo ku guulaystay Shahaadada Macalinka ugu wanaagsan dhigista Quraanka oo Boorama lagu soo dhaweeyay, Hoos ka Daawo..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Aqoonyahan C/raxmaan Geeljire khudbadii uu ka jeediyay Shirkii...

Daawo: Aqoonyahan C/raxmaan Geeljire khudbadii uu ka jeediyay Shirkii Qurbajooga Somaliland ee M/weyne Siilaanyo martiqaaday..President Ahmed Mohamed Mohamud hosts dinner with hundreds of diaspora...

View Article


Baaqaasi, hadii uu khalad ahaa iyo hadii kale waxaa ka darnaa niman...

Waxaa mudo hada laga joogo laba todobaad journalada internetka lagu baahiyay baaq lagu magaacabay In tiro yar oo kooban oo ah qurba joogta Nuur ay tageereen gudiga wada tashiga iyo toosinta ee lagaga...

View Article

Daawo: Marwada M/xigeenka Somaliland Raxma Xaaji Muxumed Suldaan oo 45 Caruur...

Daawo: Marwada M/xigeenka Somaliland Raxma Xaaji Muxumed Suldaan oo 45 Caruur Naafo ah deeq u qaybinaysa….

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dilla 1960 ka hor waxay ahayd Degmo Sugto, Gabilayna waxba ma ahayn maantana...

Dilla 1960 ka hor waxay ahayd Degmo Sugto, Gabilayna waxba ma ahayn maantana waa gobol, Maxamed C/laahi Obsiiye Daawo Hoosta

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Codsi ku socda Hay’adda Amoudfoundation oo ka yimid deegaanka Bariga...

Daawo: Codsi ku socda Hay’adda Amoudfoundation oo ka yimid deegaanka Bariga Boorama.

View Article


Warbixintii socdaalkaygii Addis Ababa, Jig Jiga, Borame iyo Hargeysa

Adiga oo jooga Addis Ababa amma Jig Jiga haddii aad maqasho…. Abeeeed….., ha u qaadan in ay dhibaato dhacday amma aad wax geysatay, waa hadal amma yeedhitaan asluubaysan oo ay inta badan isticmaalaan...

View Article

War Dag Dag ah: Muqdisho oo Caawa Qaraxyo uga dheceen siyaal kala geddisan.

Awdalpress – Muqdisho – Waxaa caawa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada muqdisho qaraxyo aad u xoogan. Qaraxyadan ayaa la sheegayaa in  illaa 6-qarax  laga maqlay qaar kamid ah dagmooyinka...

View Article

Qaybtii labaad ee warbixintii Socdaalkaygii Addis, JigJiga, Aw Barre, Borama...

Asxaab qiimo leh  ayey ahaayeen wiilasha wakhtigaa aan Itoobiya ka soo degey I soo dhaweeyey, sida fiican ii marti geliyey, dalka, dadka iyo waayaha guudba iiga warramay. Kaddib, waxan kulannay nin ka...

View Article

Saxaafadihii reer Somaliland oo ku guul darraysatay shirqoolladii ay wadeen,...

Sida laga warqabo, waxa intii bil iyo badh ahba ka aloosnaa Magaalada Hargeysa iyo inta ku xeeran shaqaaqooyin siyaasadeed oo wajiyo badan leh, waxana ugu xoog badnaa kooxda la baxday golaha wada...

View Article


Heestii ha iga ooyine aamu…aan wada dhegeysanno.

Heestan oo dad badani naga soo codsadeen in aan u saarro, bal nala dhegeysta. Waa ereyadii Abwaan Bashir Sh. Omer Goth iyo codkii fannaanadda Fahmo, laxankii Sumxaanyo. Awdalpress.com

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Deeq Gurmad ah oo Gaadhay Fiqi-Aden oo uu gaadhsiiyay Gudoomiyaha...

Daawo: Deeq Gurmad ah oo Gaadhay Fiqi-Aden oo uu gaadhsiiyay Gudoomiyaha degmada Saylac iyo dadweynaha oo ka mahadceshay..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkaygii Addis, JigJiga, Aw Barre, Borama iyo Hargeysa.

Hotelka aan u hoyannay ee Hamda oo sida la ii sheegay uu leeyahay mulkiile reer Hargeysa ahi, ayaa shaqaalihiisu badi yihiin wiilal iyo gabdho Xabashi ah oo aan aqoon afka Somaliga. Laakiin waxa ay...

View Article

Faallo: Maxey U Baahan Yihiin Qurba Jooga Reer ADAL Ee Sannad Kaste Taga...

Sannad kasta waxaa xilligan oo kale gudaha dalka Hooyo, gaar ahaan gobolka Awdal, u xagaa baxa qurba joog badan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda gobollada Awdal, Salal iyo Gabiley kuwaasi oo ka baqoola...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Gabadh-yar oo 11 Jir ah una dhalatay Yamen oo ka waramaysa Guur ay ka...

Daawo: Gabadh-yar oo 10 Jir ah una dhalatay Yamen oo ka waramaysa Guur ay ka Baxsatay, ka dib markii Qoyskeedii u dhiseen nin weyn..

View Article

Cabdiweli Gaas oo isku taagay madaxtinnimada Puntland

Awdalpress- 07 Aug, 13–Raysul wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu u taagan yahay jagada madaxweynennimo ee maamulka Puntland...

View Article

London: Dibadbax looga soo horjeedo Bangiga Barclays

Awdalpress(London) 07 Aug, 13–Dad badan oo isugu jira Soomaali iyo shisheeye oo ka soo horjeeda tallaabada bangiga Barclays uu ku xiray shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ayaa maanta ka dhacay afaafka...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live