Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaya qaabkii uu u dhacay Weerarkii dhawaan ay ku qaadeen Xero milatari oo Ciidanka Kenya ay ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.
Muuqaalka ay maanta soo bandhigeyna Xarakada Al-Shababa ayaa muujinaya iyaga oo la wareegay xerada ay degnayaeen Ciidanka milatariga Kenya, sidoo kale tooganaya askar ay ugu galeen gudaha xerada Ceel Cadde.
Al-Shabaab ayaa horey u sheegtay in weerarkii ay ku qaadeen Deegaanka Ceel Cadde ay ku dileen in ka badan 100-askari oo katirsanaa Ciidanka Kenya sidoo kale ay gacanta ku hayaan iyaga oo nool tiro kale oo katirsan Ciidanka .
The post Ha Daawan Hadii Aanad Awoodin ? Deg Deg Daawo sawiro:Weerarkii Ceel Cadde iyo Meydadka Ciidanka Kenya oo lasoo bandhigay appeared first on Awdalpress.com.