Deg Deg Daawo Video:Wasiir ka mid ah maamulka khaatumo Cabdi yuusf Oo Ka Hadlay Dagalkii Balicad
Wasiirka Amniga khaatumo kayse cabdi yuusuf ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ciidamada khatumo ay ku qaaden ciidanka Soomaaliland ee balicad.
Wasiirka waxa uu balan ku qaaday in aan ciidamada khaatumo kala joojindoonin weerarka ka dhanka ah
Waxaanu joogna xiligan lahadhi laheen qaniimada iyo hubkan iska soconaya waana lawada wareegi doona hubka soomaaliland ee balicad jooga hadana dhankasta waanu ka xigna waxaana layaab leh in ciidanka balicad ee soomaaliland uu soodhaafo intaas oo tuulo shacabkayaga waxaanu leenahay war hal askari yuusan nabad galyo idin ku dhaafi ayuu yidhi kayse.
Awdalpress.com
Balicad
The post Deg Deg Daawo Video:Wasiir ka mid ah maamulka khaatumo Cabdi yuusf Oo Ka Hadlay Dagalkii Balicad ee xalay appeared first on Awdalpress.com.