Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video:Askari Kamid ah Kuwa somaliland Oo Lagu Qaarajiyay Magaalada

$
0
0

n-1
Mid kamid ah Ciidamada somaliland gaar ahaan kuwa ugu magacaaban booliska ayaa lagu qaarajiyaya magaalada burco.
Dilkan oo lagu fuliyay askarigan kamidka ah snm ayaa ahaa mid uu fuliyay shaqsi kamid ah shacabka burco.
Dhanka kale kooxda snm ee burco oo ka hadlaayay aas loo sameeyay askarigan ayaa si naxdin leh uga hadlaayay falalkan lagu ugaadhsanaayo maleeshiyaadkooda kala duwan.


Awdalpress.com
Burco

The post Daawo Video:Askari Kamid ah Kuwa somaliland Oo Lagu Qaarajiyay Magaalada appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles