Weerar lagu qaaday Sh carab oo kamid ah culimada hargeisa ayaa weerar badheedh ah lugu ekeeyey aqalkiisa xili uu joogay sida uu sheegay weerarkaasi oo ka danbeeyay kadib markii xaafadiisa iyo mid jaar ay yihiin islaayen.
Sh ayaa sheegay in raga weeraray ay ahaayen shan nin oo ku hubaysan bastoolado iyo AK 47 sheikh carab waxaa sii cad ubayaamiyay raga weeraray qaar kamid ah in ay kamid yihiin shaqalaha somaliland .
Dhanka kale waxaa uu bayaamiyay in boliska snm iyo ragan shaqalaha ka ah snm ee weeraray ay heshiis ku yihin weerarkaasi.
Awdalpress.com
Hargeysa
The post Daawo Video:Sheikh Lagu Weeraray Hargaysa appeared first on Awdalpress.com.